Daily Archives: 8:02 am

Xukuumaddda oo saaka xabsiga Saylac ku gurtay xildhibaanada Golaha Deegaanka

Saylac(Waaheen) Xukuumadda Somaliland ayaa saaka xabsiga ku gurtay ku dhawaad toban xildhibaan oo mudaharaad ay kaga cabanayeen xil wareejin loo diidanaa la hor fadhiyey xarunta golahaasi. Xadhiga xildhibaanadda ayaa ka… Read more »

Shirkaddaha SOMCABLE iyo SOMTEL oo Midoobaya

Hargeysa(Waaheen) labada shirkadood ee SOMCABLE iyo Somtel ayaa la filayaa inay dhawaan shaacin doonaan Heshiis ay ku midoobi doonaan, kaasoo wadahalkiisu socdo. Wadahadalka labada shirkadood ayaa la xidhiidha sidii ay… Read more »

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo safar aan la shaacin ku jooga Jabuuti

Jabuuti(Waaheen) Madaxweyne-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici ayaa saddexdii maalmood ee u danbeeyey ku sugan Dalka Jabuuti, halkaas oo aan la garanayn ujeedada uu u joogo. Safarka Madaxweyne-xigeenka Somaliland oo… Read more »

Hawl-wadeen Havayoco ka tirsan oo ku Geeriyooday shil baabuur oo ka dhcay Qoyta

Sheekh(Waaheen) Alla ha u naxariistee waxa shil baabuur oo ka dhacay deegaanka Qoyta ku geeriyooday marxuum Mohamed Warsame boobe oo Ka mid ahaa shaqaalaha Hay’ada HAVOYOCO, kaasoo uu la dhacay… Read more »

Xukuumadda oo amar ku bixisay in la xidho xildhibaanada Golaha Deegaanka Saylac ee mudaharaad wada maalintii Sadexaad

Saylac(Waaheen) wariyaha Waaheen ee gobolka Salal ayaa ku soo waramaya in uu wali socdo mudaharaadkii ay ku dalbanayeen xildhibaanada golaha deegaanka Saylac in xilka lagu wareejiyo Maayar iyo ku-xigeen cusub… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.