Daily Archives: 9:13 am

Gurmadkii Xawayaanka W/Q: Cali Cabdi Coomay

Xawayaanka Eebe koonka ku abuuray waxa ay u kala baxaan laba qaybood: (1) Qaybta dabjoog ah, oo ah nimcoolayda la dhaqdo. (2) Qaybta duurjoogta ah, oo ah ta ayga ku… Read more »

Maxaad Ka Taqaanaa Dalka Qatar Ee Ku Yaala Galbeedka Qaaradda Asia

Dalka Qatar Waa Dal-carbeed Waxaana Uu Ku Yaala Galbeedka Qaaradda Asia, Waxaana Uu Xaduud Dhuleed La Leeyahay Dalalka  Ay Kamid yihiin Sacuudi Carabiya  Iyo Dalka Baxreyn Waxaana Ku Hareeraysan Gacan… Read more »

“Mashruuca Aannu Gacanta U Qaadno Waanu Dhamays Tirnaa, Waxaannu Rajaynayaa Inuu Dhismaha Jeelkani Dhammaado, Wax Weyna Ka Taro Nidaamka Garsoorka Dalka” Wasiir Maxamud Xaashi

Burco(Waaheen)Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi Oo maanta kormeer ku tegay isagoo ay wehelinayaan wasiiro, masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye oo uu hormuud ka yahay gudoomiyaha ahan murashaxa doorashada madaxtooyada ee… Read more »

Shuban Biyood (Cholera):Hibo Ciise Maxamed hibafaakhir@gmail.com

Shuban biyoodku waa xanuun la kala qaado kaasi oo keena shuban badan & matag halkaas oo uu qofku  ku fuuqbaxo mudo yar gudaheed lagana yaabo inay geeri dagdag ahi ku… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.