Daily Archives: 10:44 am

“ Xaalada Gobolka Togdheer Waa xaalad degan, Oo Aan Maanta ahayn Mid Khatar ah Ama Laga Werwero, Waxay U Baahan Tahay Xakamayn, Daaweyn Iyo Wacyi Galin.” Wasiirka Madaxtooyada Md. Maxamuud Xaashi

Hargeysa (Waaheen ) Wasiirka Madaxtooyada JSL Md. Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka mid ahaa wefti uu hogaaminayey Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Mudane Muuse Biixi Cabdi oo galabta socdaal ku gaadhay Magaalada… Read more »

Qisadii ninkii uu Allah jeclaaday – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay (10)

Guddoomiyaha Kulmiye Oo tacsi u diraya Qoyska Marxuum Ooto Biixi

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Guddoomiyaha xisbiga Midnimada iyo Horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi waxa uu tacsi tiiraanyo leh u… Read more »

Aamina Yar Waa Bilis Baylah Ku nool,Walaal Caawi mpg

Weftigii uu hoggaaminayay Murrashaxa Xisbiga KULMIYE oo Kulan la qaatay Masuuliyiinta ku hawlan la dagaalanka Xanuunka Shuban Biyoodka.

Burco(Waaheen) Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE iyo Wefti miisaan leh oo uu hoggaaminayo ayaa kulan xogwaraysi ah la qaatay Masuuliyiinta Gobolka Togdheer iyo hawlwadeenada  ku hawlan gurmadka shuban biyoodka ee Magaalada Burco. Masuuliyiinta… Read more »

Xaflad lagu taageerayey musharaxnimadda xildhibaan saleeban yusuf cali koore oo u taagan xilka gudoomiyaha golaha wakiilada oo ka dhacday magaaladda london.

London , June 5, 2017:  Xafladan oo qaban-qaabadeeda lagu mashquulsanaa todobaadyadii la soo dhaafay ayaa u dhacday si aad u xiiso badan , laguna tilmaamay Xafladihii ugu qaalisanayd uguna xiisaha badnaa… Read more »

Madaxweyne Siilaanyo ooxilka qaadis iyo isku-shaandhayn ku sameeyey wasiiro iyo masuuliyiin kale

Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xilka qaadis, Isku shaandhayn iyo magacaabis ku sameeyey wasiiro, wasiiru-dawlayaal iyo masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan Xukuumaddiisa. WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyadda… Read more »

Press Release: Presidential Condolences regarding London Terror Attack on Saturday night, 3rd of June 2017. The President of Republic of Somaliland; H.E. Ahmed Mohamed (Silanyo)

The terror attack in London on Saturday, 3rd of June 2017 was shocking and heartbreaking. The President of the Republic of Somaliland H.E. Ahmed Mohamed (Silanyo), his government members and the people of Somaliland are strongly condemning the horrific… Read more »

Murashaxa Xisbiga WADDANI Oo Tacsi U Diray Eheladii Iyo Qarabadii Uu Ka Baxay Marxuum Maxamed Biixi Calin (Ooto Biixi)

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa MadaxweynahaXisbiga  WADDANI Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo ku hadlaaya magaciisa, ka xildhibbaanada golaha Wakiilada, hoggaanada, guddiyada fulinta, garabbada dhallinyarta iyo haweenka iyo  taageerayaasha Xisbiga… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.