Daily Archives: 8:01 pm

Toos u Daawo: Qaadhaan Ururinta Ka soo Kabashada Abaaraha

Wacdarihii 1988, iyo Waayihii La xidhiidhay. W.Q: M. Haaruun – May 31, 2017

Walee weerarkaan galo; Waaxyo badani way go’I; Walee wiilall badaniyo; Way is waayi gacalkood! M. Mooge.     Maalmahan oo kale marka ay bisha May dhamaadka ku dhawdahay, waxa laga… Read more »

Ciidamada Amaanka Somaliland oo Gacanta Ku Dhigay Hogaamiyaha Dablay Tacshiirad Ku Furtay Gudoomiyaha Degmada Daarasalaam

Hargeysa(Waaheen):-Guddoomiyaha iyo Ku-xigeenka Degmada Daarasalaam ee Gobolka Maroodi-jeex – Cabdikariim Cali Sheekh Maxamed iyo Cabdikariim Aadan Jibriil, ayaa ka badbaaday weerar dablay hubaysan ku qaadeen gelinkii dambe ee maalintii Salaasada…. Read more »

Daawo: Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo Sheegtay Inay ka gaabisay Shuban Biyoodka

Wasaaradda caafimaadka Somaliland waxay sheegtay in ay ka gaabisay wax ka qabashada xaaladda xanuunka shuban biyoodka oo ka dillaacay deegaano ka tirsan Somaliland gaar ahaan magaalada Burco ee xarunta gobolka… Read more »

Daawo: Gudiga Jaamamacada Burco oo ka hadlay Shuban Biyoodka

Safiirka Holland U Fadhiya Kenya Oo Hargeysa Soo Gaadhay Iyo Wasiir Uu Kulan La Qaatay

Guddida Ka Soo Kabashada Abaaraha Oo Maanta Kulan Isugu Yimid Madaxtooyada Ayaa Warbiximo Ka Dhegeystay Xubno Ka Mida Guddida

Hargeysa(Waaheen)guddida ka soo kabashada abaaraha oo weli ku gudo jira dedaalkoodii qaadhaan ururinta ayaa kulan ku yeeshay maanta oo ay taariikhdu tahay 01.06.2017 madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, waxaanu kulankaasi daba socday… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.