Monthly Archives: June 2017

Amarre askari daacad ahaa oo dalkiisa u adeegaay.

llahay ha u naxariistii waxa shalay shil gaadhi ku dhintay askari ciidanka Booliiska ka tirsanaa oo ku magac dheeraa Amarre, waxa uu muddo dheer ka shaqayn jiray Kaantaroolka galbeed ka… Read more »

Inqilaabka Siyaasadeed Ee Boqortooyada Sacuudiga (Qormo)

W/Q : Asad Adaani Ibrahim Boqor Salmaan Bin Cabdicasiis Boqorka Sucuudiga ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu dhaxal suge ugu magaabay wiilka uu dhalay ee lagu magacaabo Maxamed Bin Salmaan… Read more »

Gaanni Maanso Suufinnimo ah W/C: Maxamed

Suufi muxuu yahay? Suufi waa qof ku dhaqmay cilmiga Tasawufka oo ah laan ka mid ah laamaha diinta. marka laga soo tago Islaamka iyo Iimaanka waxaa saddexeeye Al-Ixsaan oo culimada… Read more »

Hoggaamiye noocee ah baa keeni kara hal-abuurka aynu u baahanahay?

‘Qoom hoggaan xun iyo qoys hooyo xun midna ma hana qaado’ Gananacsadaha Bill Gates ayaa markii olola doorashada dalka Maraykanka lagu jiray, sharsxay nooca hoggaamiye ee dal u baahan yahay… Read more »

Geedka Yoocada

Waa geed ka tirsan bahdan geed-quwaaxa (Geed-nugayl) ka. Waxay ka baxdaa meelaha biyo mareenka ah, Sida Laagaha, togagga, wabiyada, balliyada waawayn ee galaha leh iyo waliba dhulka dooxooyinka ah ee… Read more »

Jabhad Cusub Oo Lagaga Dhawaaqay Magaalada Laasqoray Ee Gobolka Sanaag

Sanaag (Waaheen) Magaalada Laasqoray ee gobalka Sanaag ayaa waxaa lagaga dhawaaqey jabhad cusub oo loo bixiyey (Gaadh Haye ) , waxaana masuull goobtaasi ka hadleen ay sheegen in sababta ciidankan… Read more »

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Gunaanadka Tartan-ciyaareedka Ramadaanta

Hargeysa(Waaheen) Madaxwayne ku-xigeenka Jamhuuriyadda somaliland,Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ahna ku-simaha madaxwayanaha Somaliland ayaa shalay galabta ka qayb galay munaasibad lagu soo gabagabaynaayay tartano  ciyaareed oo  bisha ramadaan ka socday qaar… Read more »

Madaxweyne Farmaajo oo ugu baaqay dalalka martigeliya qaxootiga in ay siiyaan adeegyo lamid ah kuwa ay dadkoogu helaan

Madaxweyne Farmaajo oo ugu baaqay dalalka martigeliya qaxootiga in ay siiyaan adeegyo lamid ah kuwa ay dadkooda helaan  Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo kamid ah madaxda… Read more »

Maleeshiyo cusub oo lagaga dhawaaqay Sanaag Barri iyo loolanada u dhaxeeya kooxaha ku hirdama deegaankaasi

Sanaag Barri(Waaheen) Beesha Warsangali ayaa kaga dhawaaqday deegaamadda Sanaag Barri Jabhad cusub oo ay beeshu ku dufaacan doonto deegaamadeeda, iyadoo xilligan kooxaha Alshabaab iyo Daacish la wareegeen buuralayda ay beeshu… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.