Daily Archives: 5:37 am

Guddida 18-May Ee Ka Soo Kabashada Abaaraha Oo Hay’addaha Islaamiga Ah Iyo Kuwa Maxaliga Kulan Kula Qaatay Qasriga Madaxtooyada Somaliland

Hargeysa(Waaheen) Maanta oo ay taariikhdu tahay 29/05/2017 waxa madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland kulan muhiima ku yeeshay Guddida 18-May ee ka soo kabashada abaaraha ee Madaxweynaha JSL magacaabay  iyo hay’adaha islaamiga ah iyo… Read more »

Guddida ka soo kabashada Abaaraha ayaa baaq u diray shaqaalaha rayidka ah, inay ka qayb qaataan Qaadhaan Ururinta kasoo kabashada Abaarta

Hargaysa (Waaheen) Guddida ka soo kabashada Abaaraha ayaa baaq u diray shaqaalaha rayidka ah, ee dalka ka hawl gala, iyaga oo ugu baaqay inay dhankooda ka qayb qaataan qaadhaan ururinta… Read more »

Ganacsade Maxamed Yusuf Cali Guray Oo Raashin Ugu Deeqay Dadka Abaaruhu Saameeyeen Ee Gobolka Hawd iyo Degmada Sallaxley

Hargeysa(Waaheen) — Ganacsade Maxamed Yusuf Cali Guray oo ka mid ah ganacsatada waaweyn ee reer Somaliland ayaa  ugu deeqay raashin Gobolka Hawd iyo Degmada Sallaxley raashin mucaawimo taas oo loogu… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.