Daily Archives: 5:47 am

“Gaajada ka baxbaan guntiga u xidhee ma hadaan galay geerash keedii”WQ: Axmed Aw Salawaad Email: Ahmedesa@hotmail.com

  Ku sinaan tani iyo intii xukuumaddan Madaxweyne Axmed Siilaanyo Tala qabatay    sicir barark wuu ku mataanaysnaa  , la kawsaday lana koray Oo  laxaadsaday.  Wuxuu ka bilaabmay halka Dollar 7000kun… Read more »

ROOBKA’ MAYEEDHAANKA AAN LA CABNO! Qalinkii : Ahmed Ali Kaahin, Qaybtii : 1aad

Maxaan ka baranay abaarta miAbaarta Maxaa keenay v  Duu’duub ahaan, Du’nuubta Aadamaha. v  Sida ku cad (Aa’yada Suurada Ruum 40, baalka 408) Dhul, iyo bariba, waxa kasoo butaacay xumaantii ay faleen, gacmaha… Read more »

Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Oo Tababar ku Saabsan Ka Hortaga Dabka Iyo Qaabka Loo Isticmaalo Dab-demiyaasha U Furay Shirkadda Laydhka Sompower.

Hargeysa (Waaheen) Taliyaha Ciidanka Dab-demiska  ayaa  Tababar ku saabsan ka hortaga dabka iyo qaabka loo isticmaalo dabdemiyaasha oo hal maalin qaatay  u furay Shirkadda Laydhka Sompower, Tababarkan ayaa ahaa Tababar Bilow… Read more »

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Dhambaal Hambalyo Ah U Diray Dalka Itoobiya

Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo isaga oo ku hadlaya afka shacbiga Somaliland iyo ka qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu  dhambaal hambalyo ah u dirayaa dalka aynu walaalaha iyo… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.