Daily Archives: 12:54 pm

Qaar Ka mid ah Faa’iidooyinka Xabxabka

Iyadoo ay maanta Bisha  ramadaan kow tahay isla markana ah  xiliga sida aadka ah loo isticmaalo midhaha Xabxabka ayaa waxa aynu Barnaamijkeenan ku soo bandhigaynaa qaar ka mid ah faa’iidooyinka… Read more »

Xadiga Biyaha ah ee aad Bisha Ramadaan Cabbayso

In biyo badan la cabo ayaa ka mid ah khaladaadka ay dadka qaarkii sida khaldan u aaminsan yihiin, gaar ahaan marka lagu jiro bisha barakaysan ee ramadaanta. bahda caafimaadku waxa… Read more »

Axkaamta Ramadaanta Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub Qaybtii 1aad

Hordhac Erayga ‘soon’ waa ka joogsi laga joogsanayo wixi Alle SWT faray in aan la samayn, waana in aad xilli tirsan ka af xidhnaato cuntada, cabbitaanka iyo galmada. Culimada ku… Read more »

Xildhibaanada Saylac Oo Maayir iyo ku xigeen Cusub Doortay

HAMBALYO:-Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Shacabka Somaliland ugu Hambalyeeyey Curashada Bisha Barakeysan ee Ramadaan

Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Madaxweynaha xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo ku hadlaaya magaciisa, ka xildhibbaanada golaha Wakiilada, hoggaanada, guddiyada fulinta, garabbada dhallinyarta iyo haweenka iyo weli… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.