Daily Archives: 4:37 pm

Ciidanka Booliska oo Laba Hablood ku Dhaawacay Xaafada Isha Borama

Hargeysa(Waaheen) Ciidamada Booliska Somaliland ayaa Habeen hore laba Hablood ku dhaawacay Degmada 31 May  gaar ahaana Xaafada isha-borama ee magaalada Hargeysa. Labada Hablood oo la kala yidhaahdo Hudda Cali Guhaad… Read more »

26 Masiixiyiinta Qibdiga ah oo lagu laayay dalka Masar

Hargeysa(Waaheen) Dablay hubeysan ayaa weerar ku qaaday bas ay saarnaayeen Masiixiyiinta Qibdiga ah oo marayay gobol ku yaalla bartamaha Masar iyagoo halkaa ku dilay 26 qof, 25 kalana ku dhaawacay,… Read more »

Daawo: Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo ku dhawaqay in Caawa Ramadaan Kow tahay

Wasaaradda Maaliyadda oo Ganacsatadda u ogolaatay inay Jeegagii laga joojiyey kaga soo cashuuran karaan Kastamada

Hargeysa(Waaheen) Wasaaradda Maaliyadda ooh ore Ganacsatada Somaliland uga mamnuucday inay Jeegag ku soo cashuurtaan bucsharadahooda uga soo daga Kastamadda Dalka ayaa dib ugu ogolaatay, kadib markii in muddo ah cabasho… Read more »

Ciidamadda Booliiska Somaliland oo Lix nin oo lagu Eedaynayo Daacish iyo Al-shabaab ku qab qabtay Hargeysa

Hargeysa(Waaheen) Ciidamadda Booliiska Somaliland ayaa lagu waramayaa inay shalay lix nin oo lagu tuhunsanyahay Daacish iyo Alshabaab ku qab qabteen magaaladda Hargeysa. Lixda Nin ee la qabtay ayaa la sheegay… Read more »

Xisbiga KULMIYE oo soo Dhaweeyey Taageerayaal ka soo Jeeda Beelaha Dan-wadaago (Gabooye)

Murrashax Muuse Biixi oo jeediyey khudbad uu liishaanka ku saaray dhibaatada takoorka lagu hayo beelaha Gabooye Hargeysa ( Waaheen)- Xisbul-xaakimka talada Somaliland haya ee KULMIYE, ayaa soo dhaweeyey taageerayaal laxaad… Read more »

Xukuumadda Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixisay Hadal Meelka Dhac Ku Ah Qaranka Somaliland Oo Shalay Ka Soo Yeedhay Soomaaliya iyo Weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon Oo Cafis Madaxweyne Lagu Sii Daayey

Hargeysa(Waaheen)Shirkii Golaha Wasiirada Ee Tirsigiisu Ahaa 2/25/2017 -220 Oo uu gudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa lagu gudoomiyay in aan la aqbalin lacagta 200,000$ ah ee dawlada… Read more »

Madaxweyne ku xigeenka Oo Maanta xadhiga ka jaray bandhiga Premier Bank Qaybtiisa Somaliland

“Bangiyada Islamic Bank la yidhaahdo lacagta ay dadka saarayaan way badan tahay, qaran ayeynu nahay oo kama maarmi karno bangiyada caalamka ka jira.” Madaxweyne ku xigeenka JSL Saylici “Nabadda Somaliland… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.