Daily Archives: 6:39 pm

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Oo Ku sheegay In Heshiiskii Dp World Iyo Saldhiga Imaraadka Laga Siiyey Berbera Ay Dawlada Somaliya Saxeexdey

Hargeysa(Waaheen) Madaxweyne Ku-xigeenka maamulka Puntland  ee Somaliya  Cabdikariim Xaaji Cumar Camey ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu sheegay in heshiiskii shirkada Dp World loogu wareejiyey dekada Berbera iyo saldhigii… Read more »

Daawo: Qurba-jooga Beelaha Ayuub oo Si Adag ugu Jawaabay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi

Xisbiga WADDANI oo Xaflad Soo Dhaweyn ah Ku Qaabilay Haween Ka Soo Jeeda Gobalka Saaxil oo Ka Soo Diga-rogtay Xisbiga KULMIYE

Hargeysa(Waaheen):-Xaflad ballaadhan oo xisbiga WADDANI ku soo dhaweynaayey sida oo kale na uu ku qaabilaayey haween-weynaha ka soo jeeda beelaha Ciise Muuse ee gobalka Saaxil oo ku soo biiray xisbigaasi… Read more »

Xisbiga Waddani Oo Soo Bandhigay Dariiqa Uu U Marayo Ictiraaf Raadinta Somaliland Marka Talada Dalka Uu Ku Guulaysto

 Waxaynu ognahay ilaa maanta siyaasad tifaftiran oo dad iyo dawladba la isku ogyahay oo dawladdu soo bandhigtay gaar ahaan dawladdan Kulmiye soo bandhigay haba yaraatee ma jirto   Hargeysa (Waaheen)… Read more »

Madaxweynaha Somaliland Oo Madaxtooyada Ku Qaabiley 30kii Dhalinyada Ahaa Ee Ku Soo Guulaystay Imtixaankii Hay’ada Shaqaaluhu Ku Qaaday Laascaanood

Hargeysa(Waaheen)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley sodon dhalinyaro ah oo dhawaan ku guulaystay imtixaan ay ku galeen gobolka sool magaalo madaxdiisa laascaanood, kaasoo… Read more »

Jameecoweyn charity ayaa 25 qoys u qaybisay raashin si ay ugu afuraan bisha Ramadan

ururkan oo ah mid la sameey 13kii Jun 2016 kii ayaa noqday Mucjiso .Jameeco Weyn charity oo ah urur ay ku bahoobeen dadkii dibada iyo qurba jooga ah ee reer… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.