Daily Archives: 8:49 am

“Isaaqow Meel Aanu Idinka Soo Ashkatoono Ayaanu Rabnaa Markaad Na Boobtaan Hadii Aanu Beesha Ciise Nahay ” Xildhibaan Aareeye Muuqaal

Xildhibaan Aareeye oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada ee laga soo doorto gobalka Salal ayaa waxaa uu hadalo kaftan u badan ka jeediyey madal lagu shaacinaayey guri qasri ah… Read more »

Wasiirka Madaxtooyada Oo Sharaxay Go’aan Madaxweyne Siilaanyo Ka Qaatay Fursadaha Shaqo Ee Dalka Ka Jira

Wasiirka Madaxtooyada Oo Sharaxay Go,aan Madaxweyne Siilaanyo Ka Qaatay Fursadaha Shaqo Ee Dalka Ka Jira Hargeysa(Waaheen):-Wasiiro ka tirsan xukuumadda iyo masuuliyiin kale ayaa gelinkii danbe ee maanta waxa si balaadhan… Read more »

“Shaqaalaha Dawlada Kaga Jira Gobalka Sool Wali Naguma Filna ..” Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Biyaha + [Muuqaal ]

Wasiirkii hore ee wasaarada Biyaha Muddane Baashe cali Jaamac ayaa waxaa uu sheegay in shaqaalaha dawlada kaga jira gobalka Sool uu aad u yar yahay isla markaana aaney ku fileen… Read more »

Gabadh Dhalinyaro Ah Oo Soo Bandhigtay Nabarro Ay Qoyskeedu Ugu Geysteen Wiil Gabooye Ah Oo Ay Calmatay

Hargeysa(Waaheen)-Rooda Mukhtaar Yuusuf oo ah gabadh dhallinyaro ah oo reer Hargeysa ah kana soo jeeda Beelaha Isaaq, ayaa sheegtay in qoyskoodu gaadhsiiyeen nabaro iyo dhaawacyo, ka dib markii ay is… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.