Daily Archives: 5:36 pm

Daawo Madaxweynaha Oo Kulan Muhiima La qaatay Masuuliyiinta Hay’adda Shaqaalaha Dawlada

Guddida 18-May Iyo Taakulada Abaaraha Oo Maanta Kulan La Yeeshay Masuuliyiinta Hay’adaha Qaramada Midoobay iyo Hay’adaha Caalamiga ah ee ka Hawlgala Somaliland

Hargeysa(Waaheen)Maanta-22.05.2017-kulan balaadhan oo saddex geesood ah oo maanta ka qabsoomay qasriga madaxtooyada oo ay isugu yimaadeen hay’addaha caalamiga ah, Guddida 18-May iyo taakulada abaaraha iyo hay’adaha qaramada midoobay ee ka… Read more »

Komishanka Doorashooyinka Somaliland Ayaa Soo Af meeray Qaadashada Kaadhka Codbixinta Doorashoyinka Gobolada Awdal iyo Salal

Xisbiga KULMIYE Xafiisyo Cusub ka Furtay Degmooyinka Gacan-libaax iyo Axmed Macallin Haaruun ee Bariga Hargeysa

Guddoomiyaha KULMIYE oo caddeeyey in xisbigu diyaar u yahay doorasho xalaal ah Hargeysa (Waaheen )- Xisbal-xaakimka haya talada Somaliland ee KULMIYE, ayaa xafiisyo cusub ka furtay degmooyinka Gacan-libaax iyo Axmed… Read more »

Xubno Ka Mida Xukuumadda Somaliland Iyo Ururka Saxaafadda Ee SOLJA Oo Qasriga Madaxtooyadda Kulan Ku Yeeshay

Hargeysa(Waaheen)Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, iyo Ururka Saxaafadda ee SOLJA ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta qasriga Madaxtooyadda ee caasimada Hargeysa. Kulankaas oo laba geesood ahaa ayaa waxa lagaga wada hadlay arrimo… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.