Daily Archives: 10:05 am

Daawo: Sheekh Reer Hargeysa oo dadka ka Saaraya Sixirka iyo Isha

Maxkamada Gobalka Hargeysa Oo Iminka Xukun Ku Riday Masuulyiin Ka Tirsan Xisbiga Waddani

Maxkamada gobalka Hargeysa ayaa waxaa ay iminka ku dhawaaqdey xukunka masuulyiin ka tirsan xisbiga Waddani oo mudooyinkii ugu danbeeyey xidhnaa isla makaana xeer ilaalinta Somaliland danbi ku soo oogtey Masuulyiintan oo… Read more »

Af-hayeenka Wasaaradda Waxbarashada JSL oo Huf iyo Been Ku Tilmaamay War ka dhan ah Waftiga Wasiir Hab-bane oo Socdaal ku Jooga Gobolka Sanaag.

Hargeysa(Waaheen ) Wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland ayaa meesha ka saartay isla markaana war aan sal iyo raad toona lahayn ku tilmaantay warar ka dhan ah wasiirka wasaaraddaas… Read more »

Iid Muuse Muxumed oo Beeniyay Codad Been Abuur Ah Oo Laga Sameeyay Sawirkiisana La Dul Saaray oo La Iskaga Horkeenayo Beelaha Walaalaha ee Habar Jeclo iyo Habrar Awal..

Waxa Beryahan Dambe Goobaha Social Mediyaha Iyo Groupyada Whats Appyada La Isko Weydaarsanayay Codad Laga Duubay Laba nin iyagi Fariin Iskugu Gudbinaya London (Waaheen) Waxa Beryahan Dambe Goobaha Social Mediyaha… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.