Daily Archives: 6:56 pm

Toos u daawo Xaflada 18-ka May ee Madaxtooyada JSL

Daawo: Kormeerka Madaxweynaha ee Xuska 18-ka May iyo Qaadhaan ururinta

Daawo: Somaliland Oo Xafiis ka furatay Sweden

Axmed Yuusuf Yaasiin oo Fariin U diray Madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa (Waaheen):- Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yasiin ayaa waxaa uu walaac ka muujiyey hanaanka siyaasadeed ee oloolanka u wadaan saddexda xisbi qaran ee Waddani , Kulmiye iyo… Read more »

Daawo: Xisbiga Wadani oo ka hadlay Xuska 18-ka May

Afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo goor dhaweyd warbaahinta kula Hadley xarunta dhexe ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu kaga Hadley xuska maalinta 18 May Sidoo… Read more »

Somaliya: Ciidamo Gadoodsan oo la wareegay Wasaarada Gaashaandhiga

Moqdisho (Waaheen):- Wararka ka imanay magaalada Moqdisho ee caasimada dalka Somaliya ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamo gadoodsan oo katirsan Milatariga Soomaalia ayaa goordhaweyd la wareegay xarunta Wasaarada Gaashaandhiga ee… Read more »

Daawo: Boobe Yuusuf Ducaale oo ka hadlay Xuska 18-ka may

Maqaaxida Inanta: Madaxweyne Siilaanyo oo Dhagax dhigay Ceelkii ugu horeeyey ee mashaariicda Horumarka ee Xuska 18-ka May loo bedelay

qaaxida Inanta(Waaheen) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa manta dhagax dhigay Ceelkii ugu horeeyey ee hormoodka u ahaa Mashaariicda Xukuumadda Somaliland ugu talogashay Xuska 18 May. Ceelkan oo… Read more »

Madaxweynaha Somaliland oo maanta Qudbadii Xuska Qaranimada Somaliland ee 2017-ka si Toos ah uga jeediyey Qasriga Madaxtooyadda

Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa manta si Toos ah uga jeediyey Qasriga Madaxtooyadda Qudbadii Xuska sanad guuradda 26aad ee la soo noqoshada madax banaanida Somaliland ee… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.