Daily Archives: 9:50 am

Xildhibaan Rayte oo iska Casilay Xisbiga WADDANI

Faysal Cali Waraabe oo Madaxweyne Siilaanyo ugu Baaqay in uu soo Dhiso Dawlad Sadexda Xisbi u Dhex ah, Shaqadana ka Eryo Wasiirada iyo Agaasimayaasha u olooleya Kulmiye

Waa Nasiib darro in Xirsi oo Daawo dad u Siida la yidhaahdo ma gali kartid Caynabo, waxaasi dawladnimo ma ah, go’aanada noocasina in la qaato ma fiicna “Nin aad u… Read more »

Guddoomiyaha KULMIYE oo Natiijadii Shirkii Soomaaliya ee London ku Tilmaamay Duullaan Somaliand Lagu soo Qaaday

  “Caalamka ka garowsan mayno ninna waanu soo hubaynaynaa si uu kuu qabsado adna sii hurud, taasina socon mayso nabadna lagu heli maayo….” Muuse Biixi Cabdi   Hargeysa ( Waaheen)-… Read more »

Xog-hayihii Xisbiga Kulmiy ee Gobolka Saaxil oo is Casilay

  Hargeysa(Waaheen) Xoghayihii Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Saaxil Cali Maxamed Muuse (Cali Halakaco) ayaa  Iska Casiley Xilkii iyo xubinimadii uu Ka Hayey Xisbiga KULMIYE. Xoghayaha ayaa waxa uu iscasilaadiisa Ku… Read more »

Ciidamada Booliska Somaliland oo Gacanta ku dhigay Dablay Hubaysan oo Gobolka Sool dad ku dishay

  Hargeysa(Waaheen) Taliska Ciidanka Booliska ee Gobolka Saraar oo shir jaraa’id oo ay ku qabteen  magaalada Caynaba ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen dablay dhawaan dad socota ah… Read more »

KULMIYE oo soo Dhaweeyey Taageerayaal kasoo Jeeda Deegaannada Aw Barkhadle, Qool-buullale iyo Celliyo

Guddoomiye Muuse Biixi oo khudbad quluubta shacabka taabanaysa ka jeediyey madasha Hargeysa (Waaheen)- Taageerayaal kasoo jeeda deegaannada Aw Barkhadle, Qool-buullale, Celliyo iyo degmooyinka Gacan-libaax iyo Sallaxley, ayaa si rasmi ah… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.