Daily Archives: 9:48 am

berb

Somaliland oo Sheegtay in Boqolkiiba Sagaal iyo Toban dekeda Berbera ku Wareejisay itoobiya

Hargeysa(Waaheen) Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay saaka si lama filaan ah ugu  dhawaaqdey in saami laga siiyey dekeda magaalada Berbera oo maanta si rasmi ah loogu wareejin doono shirkada Dp… Read more »

silanyo

Madaxweyne Siilanyo Oo Magaacabay Gudida 18 May ee Sannadkan

Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu wareegto  madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/MG/241-4751/052017, ku magacaabay Guddida 18-ka May ee Taakuleynta Dadka Abaartu Tabaaleysay, waxaanay u dhignayd wareegtada… Read more »

MADAXWEYX

Xaaska Gudoomiyihii Hore ee Baanka Somaliland oo Madaxweyne Siilaanyo ku Eedeysay in Guri uu Marxuun Cigaal Siiyey la Doonayo in Xoog lagaga Saaro oo Xukumadu iibsanayso.

Xarunta Booliska ee Kood-buur ayaa laygeyey xoog baana laygaga  saxeexay in khasab aan kaga baxo Guriga,  Meel aan u baxo magaranayo, Dhaqaalena mahaysto aan guri kale ugu Guuro “Naftaydu Ogaadeen… Read more »

SAD

Gudoomiye Ku-xigeenkii Ururka Now oo is Casishay

Hargeysa(Waaheen) Gudoomiye Ku-xigeenkii ururka Haweenka Now Yurub Abiib Cabdi ayaa iska casishay Xilkii iyo Xubinimadii ay haweenka ee Now ay ka haysay, Marwo Yurub aya sidaasi ku sheegtay shir jaraa’id… Read more »

DDA

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeybgalay shir looga hadlayay hormarinta dhaqaalaha oo ka dhacay London

Kulankan oo hor dhac u ah shirka maalinta berri ah 11 bishan May lagu waddo in uu ka furmo magaalada London ayaa waxaa ka qeyb-gallay madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi… Read more »

IAD

Shir Jabuuti uga Furmay Waddamada Urur Gobolka IGAD iyo Somaliland oo ka Qaybgashay

Magaaladda Jabuuti Saaka Waxa ka Furmay Kulan Hawleed Soconaya Saddex Cisho Oo Ay Soo Qabanqaabiyeen Urur Goboleedka IGAD. Kulankan Waxaa Lagu Lafo Gurayaa Sidii Wadamadda Ururkan Ku Jira Isaga Kaashan… Read more »

XUS

Xusen Axmed Caydiid oo Madaxweyne Siilaanyo ugu Baaqay in Qoyskiisku iska Soo Celiyaan Hantida ay Lunsadeen

Madaxweyne Shacabka waxay eegayaan Women’s Club-kii oo ay Qoyskaagu qaateen, ee haddii aad musuqmaasuq la dagaalamayso dib shacabka ugu soo celi   Hargeysa(Waaheen) Siyaasi Xusen Axmed Caydiid  oo ka mid… Read more »

MUNIIR

“Tageerada Dhaqaalaha Wadata Ee Shacbiga 26-ka June WADDANI Isku Garab Is Tageen Waxay Fariin Cad U Tahay In Aanay jirin Wax Jeegaan La Yidhaahdo” Siyaasi Muniir Axmed Cigaal.

  Hargeysa (Waaheen)-Kaaliyaha warbaahinta ee murrashaxa madaxwaynaha ee xisbiga WADDANI Muniir Axmed Cigaal ayaa khudbad mahadnaq iyo guubaabo isku jirta ka jeediyay munaasibad uu xisbiga WADDANI xadhiga ka jaray xafiiska… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.