Daily Archives: 3:13 pm

xil

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Magacaabay Xog-hayaha Fulinta ee Gobolka Hawd

  Hargeysa(Waaheen) Wasiirka wasaaradda Arrimaha gudaha ee Somaliland Yasiin X. Maxamuud Xiiriye (Farato) ayaa Maanta Xog-hayaha Fulinta Gobolka Hawd u magacaabay Maxamed Faarax Sugaal.

Wasiirka-Waxbarashada

Wasiiradii Gobolka Awdal oo Kaadhadkoodii Cod-bixintu Galaftay laba Jeer Qaadasho ay Sameeyen wakhtigii ay is-diwaangalinayeen iyo Madaxweyne Ku-xigeenka oo Kaadhkiisii Cod-bixinta qaatay

Wasiirada Waxbarashada, Boosaha, xidhiidhka Golayaasha iyo  Arrimaha Bulshada oo kadhadhkoodii lagu daray liiska dadka lab jeer is-diwaangaliyey iyo ceebtii ay sameyn oo ay kula Dul galgalanayaan Komishanka iyo Jaamacada Camuud… Read more »

galagala20141004

Qaar ka mid ah Dhawacyadii Ciidamada Puntland ee Galgala oo Hargeysa lagu Daaweyey

Puntland ayaa dhaqaale la’aani la soo daristay taasi oo keentay in ciidamadeeda iyo shaqaalaheedii ay siin kariwaydo mushaharaadkii.     Hargeysa (Waaheen) Warar xogogaal ah Wargeyska Waaheen helay ayaa sheegaya… Read more »

sss

LOTTERY-gii Maraynka oo ay Sannadkan ay ku Guuleysteen Dhalinyaro Reer Somaliland

Bakhtiyaanasiibka lagu tago dalka Maraykanka ayaa Somaliland waxa ka Xareeyey in ka badan Hal Milyan oo Qof Hargeysa(Waaheen)  Waxa todobaadkii hore la soo saaray liiska ku guuleystay Bakhtiyaanasiibka lagu tago… Read more »

MADAX

Madaxweynaha Somaliland oo u socdaalaya Gobolka Saaxil iyo Wafti DP WORLD ka socda oo la Filayo in ay Berbera Yimaadan

Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa la Filayaa in maalinta barri ah uu u baxo  magaalada Berbera, ujeedada Safarka madaxweynaha ayaa si cad loo ogeyn balse wararka aanu… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.