Daily Archives: 4:31 pm

416

Waddanka Finland Oo Laga Doortay Gabadhii Soomaaliyeed Ugu Horeysay Ee Xildhibaan Ka Noqota Magaalada Oslo.

Xabiiba Maxamuud Cali Kaahiye oo ah gabadh Dhallinyaro Soomaaliyeed sidoo kalena ku dhaqan dalka Finland, Xabiiba waa Siyaasiyad iyo xubin firfircoon oo u ololeeya xuquuqda aadamaha iyo arrimaha bulshada gaar… Read more »

qatar-620x264

Dalalka Galbeedka oo ka Naxay Masjid ay Qatar Ka Dhistay Sweden

Wargayska Preprat ee Dalka maraykanka ayaa warbixin ka sameeyey Masaajid ay dhowaan dawlada Qatar ka dhistay Magaalada Malmo ee Koonfurta Dalka Sweden oo ah wadan dadka ku nool 80% aanay aaminsanayn in… Read more »

XUSEEN-LAKIyyyy

“Saska Xukuumadda Siilaanyo iyo Xeeladda Xirsi Xaaji Cali” Qalinkii, Hussein-lucky

Xukuumadda Siilaanyo waa koox Garoon kubadeed ku jirta oo aan isla haysan, oo mid waliba geestii uu doono kubadda u laadayo, iyadoo tababrihii kooxduna jaahwareerka iyo isla haysad la’aanta  kooxda… Read more »

WASIIR3

Wasiirka Maaliyadda Somaliland Oo 1,200,000 Dollar Ku Wareejisay Komishanka Doorashooyinka

Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Oo Ka Hadlay Hawlaha Kaadh-Qaybinta Ee Dalka Ka Bilaabantay   Hargeysa( Waaheen) – Wasiirka Maaliyada Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa shalay Komishanka Doorashooyinka  Qaranka ku Wareejisay… Read more »

ssssss

Wasiirka Madaxtooyada Oo Fariin U Diray Siyaasiyiinta Ku Dooda In Doorashada Madaxtooyadu Mar Kale Dib U Dhacayso

“kuwa ka war warsan ee leh kolba muddo ayaa la kordhinayaa waxaanu leenahay bishu hortiina ayey iman doontaa ee caloosha u sii daaya”Maxamud Xaashi   Hargeysa(Waaheen) Wasiirka Madaxtooyada somaliland Maxamuud… Read more »

ssdd

Baabuurta Dadweynaha ee u Baxa Xaafadaha Xero Awar iyo Idaacada oo shaqo joojin sameyey

Booliska oo Jeelka ku guray dirawalintii ka cabanayey Sicir-bararka Hargeysa(Waaheen) qaar ka mid ah basaska u kala baxa xaafada magaalada Hargeysa ayaa shalay sameyey shaqo joojin ka dib markii uu… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.