Daily Archives: 9:19 am

Musharax Cabdiraxmaan Ciro Oo Soo Gunaanadey Tartan Ciyaareed Lagu Xusaayey Mujaahid Maxamed Mooge Liibaan

Hargeysa (Waaheen):- Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa soo gebo-gabeeyey tartan ciyaareed lagu xusaayey Alle ha u naxariistee Mujaahid Maxamed Mooge Liibaan oo uu soo qaban-qaabiyey xisbigaasi isla… Read more »

Madaarka Hargeysa oo laga Dhoofiyey 12 Hablood oo Qur-bajoog ahoo dhawaan ciidamadu soo qabteen.

  Hargeysa(Waaheen) Waxa shalay Galabtii madaarka cigaal ee Magaalada Hargeysa laga dhoofiyey 12 Hablood oo ka mid ahaa 19 Hablood oo dhawaan ciidamada Booliska Somaliland ka soo qabteen dugsi Boodhin… Read more »

Ololaha Doorashada Faransiiska oo Soo Xidhmay

  Waxaa la soo gebagabeeyay ololihii doorashada madaxtinimada Faransiiska iyadoo maalinta berito ah ay dadku u dareerayaan codbixinta doorashadaasi. Kooxda ka shaqeynaysay ololaha doorashada madaxtinimada ee musharax Emmanuel Macron ayaa… Read more »

Aniga Madaxweyne Siilaanyo Adeer Buu Ii Yahay Oo Isaga Iyo Aabahay Waxay Ahaayeen Nimankii Ka Damqaday Dulmigii Ay Dadka Masaakiinta Ahi Ku Noollaayeen Xilligii Siyaad Barre, Laakiin……”

Hargeysa(Waaheen):- Qaar ka mid ah Dadka Shacabka ah ee deggan Xaafadda ka dambaysa Saldhigga dhexe ee Booliska badhtamaha magaalada Hargeysa, ayaa Cabasho ka muujiyey Jidadkii Xaafaddooda geli jiray oo ay… Read more »

Madaxwene Farmaajo Oo Xil Ka Qaadis Sameeyey Iyo Cida Uu Xilka Ka Qaadey

Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa xeer madaxweyne ku soo saaray aqbalida xil ka qaadista Golaha Wasiirada ku sameeyeen Hanti Dhowraha Guud ee Qaranka Dr. Nuur Faarax Jimcaale. Xeerka… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.