Daily Archives: 7:00 pm

Hayb-sooca aan weli Xal loo helin

  Bulshada laga tirada badanyahay waxay dhibaatooyinka kala duwan kala kulmaan qaybaha kala duwan ee bulshada soomaalida, waxaana inta badan ay la kulmaan takoorrid iyo cadaadis gaar ahaan dhinaca shaqaalaysiinta… Read more »

Qorshaha Horumarinta Qaranka Somaliland

Laga oo soo bilaabo markii ay Somaliland dib ula soo noqotay qaranimadeeda, ma aysan hellin mashruuc maaliyeed oo lagu maalgalinayo kaabayaasha bulshada, sida waxbarshada, caafimaadka ,beeraha,Waddooyinka iyo adeegyada kale ee… Read more »

SAAMAYNTA MIISAANIYADA IYO QORSHAYNTEEDA SIDA AY HAYADAHA KALA DUWAN UGA QEYBGALAAN IYO GOLDALOOLOOYINKA JIRA.

  Sida ku cad arkaanta iyo rukunada maamulka iyo maareynta dhaqaale ama miisaaniyada dowladeed amaba mid aan dowli ahayn marwalba waxa jirta in lagu kala duwan yihiin dhinaca hufnaanta iyo… Read more »

Maraaxilka Ay Marto Diyaarinta Iyo Ansixinta Miisaaniyadu Somaliland

Miisaaniyadi waa odoroska dakhliga iyo kharashka ku baxa qaranka sannad maaliyadeed gudihii oo isu dheelitiran waxaana ay ka kooban tahay odoroska kharash ee ku baxaaya fulinta hawlaha dawlada iyo odoroska… Read more »

Caqabadaha hor-taagan in Dumarku helaan qoondo doorasho & Xalka ugu Haboon

Caqabadaha hor-taagan in Dumarku helaan qoondo doorasho & Xalka ugu Haboon Laga soo bilaabo sannadkii 2005-tii oo ahayd markii ugu horeysay ee ay haween si toosa ah ugu tartamaan doorashadii… Read more »

Cisbitaalka ATU-Daryeel Oo Soo gabo Gabeeyey 2 cisho oo Adeeg Caafimaad oo Lacag la ‘aan ah

Cisbitaalka ATU-Daryeel ee magaaladda Hargeisa, ayaa soo gabagabeeyay adeegyo caafimaad oo lacag la’aan ah, oo socday muddo laba maalmood ah oo ka faa’iidaysteen in ka badan 500 oo qof. Dadkaas… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.