Daily Archives: 6:36 pm

Booliiska oo galabta Suuqa sarrifka lacagaha qalaad ee Hargeysa ka qaatay lacag Somaliland lagu sarrifayey

Hargeysa(Waaheen) Askar Booliis ah ayaa galabta Suuqa sarrifka lacagaha ee Hargeysa ka qaatay lacag Somaliland loogu talogalay in lagu sarrifo, kadib markii ay saraakiisha Booliisku amar ku soo bixiyeen in… Read more »

Hargeysa: Ciidamo Booliis ah iyo Ajaanib la socday oo xalay Iskuul Boodhin ah kala baxay labaatan Hablood oo Qurbajoog ah

Hargeysa (Waaheen) warar ka soo baxaya qaar ka mid ah waalidiinta labaatan Hablood oo ay xalay ciidamo Booliis ahi kala baxeen iskuul kuwa la seexdo ah ayaa sheegaya in hablahoodii… Read more »

Daawo: Hargeysa oo laga xusay maalinta Shaqaalaha Adduunka

“Qaldaneey Dareenlaay Danta Qiil U Waydaay” Saamiya Muuse

Siyaasada xisbiyada qaranku waa xadaarad ee maaha cadaawad, waa hormar ee maaha carqalad, waa dan guud ee maaha dan shakhsi, waa qaran dhis ee maaha dumis….! Waxa aduunyada jira ummad… Read more »

Muuse Biixi oo Safar deg deg ah ku tagay Itoobiya

Hargeysa(Waaheen) Gudoomiyaha Xisbiga talada haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa  safar aan ujeedadiisa cadayn  kaga baxay magaalada Hargeysa isaga oo u dhoofay dalka aynu jaarka nahay ee Itoobiya. Gudoomiyaha… Read more »

Golaha Guurtida oo Xukumada ugu Baaqay in Awoodii Baanka Dhexe dib loogu celiyo, Soona Saaray Qodobo Dhaxal gal ah oo ay kaga hadleen Siyaasada Dibad iyo Gudaha

  In Xukuumadu qorshayso goddoloolooyinka maamulka ee Goboladda Bari inta ka horaysa Doorashooyinka.   In xidhiidh sokeeye  lala yeesho wadamada jaarka ah lana kordhiyo xidhiidhka aynu la leenahay midawga yurub… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.