Monthly Archives: May 2017

Saacadaha Mulsimiinta Adduunku Soomayaan Sannadkan 2017-ka W/Q: Cali Cabdi Coomay

Waddamada adduunka intii jaar ahi, waa isku mid saacadaha ay sooman yihiin, amma waxa u dhexeeya faraq yar. Qaarad kasta waxa aynu ka soo qaadan doonaa waddamo kooban. Waddanka saacadaha… Read more »

Guddoomiyaha KULMIYE oo Kormeeray Afar ka mid ah Garoomada Hargeysa ee Tartamada Ramadaan ka Socdaan

Murrashax Muuse Biixi oo booqday garoomada degmooyinka Maxamuud Haybe iyo Axmed Dhagax iyo dhallinyarada oo uu kala qaybgalay ciyaarta kubadda cagta Hargeysa (Waaheen )- Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna… Read more »

Xisbiga UCID waxaa uu Maanta Magacaabay Gudomiye-yaasha Gobolada iyo Dagmooyinka

Wasiir Qabyo-Tire Oo Balan-qaadkii U Waynaa U Sameeyey Arday

Guddida 18-May Ee Ka Soo Kabashada Abaaraha Oo Hay’addaha Islaamiga Ah Iyo Kuwa Maxaliga Kulan Kula Qaatay Qasriga Madaxtooyada Somaliland

Hargeysa(Waaheen) Maanta oo ay taariikhdu tahay 29/05/2017 waxa madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland kulan muhiima ku yeeshay Guddida 18-May ee ka soo kabashada abaaraha ee Madaxweynaha JSL magacaabay  iyo hay’adaha islaamiga ah iyo… Read more »

Guddida ka soo kabashada Abaaraha ayaa baaq u diray shaqaalaha rayidka ah, inay ka qayb qaataan Qaadhaan Ururinta kasoo kabashada Abaarta

Hargaysa (Waaheen) Guddida ka soo kabashada Abaaraha ayaa baaq u diray shaqaalaha rayidka ah, ee dalka ka hawl gala, iyaga oo ugu baaqay inay dhankooda ka qayb qaataan qaadhaan ururinta… Read more »

Ganacsade Maxamed Yusuf Cali Guray Oo Raashin Ugu Deeqay Dadka Abaaruhu Saameeyeen Ee Gobolka Hawd iyo Degmada Sallaxley

Hargeysa(Waaheen) — Ganacsade Maxamed Yusuf Cali Guray oo ka mid ah ganacsatada waaweyn ee reer Somaliland ayaa  ugu deeqay raashin Gobolka Hawd iyo Degmada Sallaxley raashin mucaawimo taas oo loogu… Read more »

“Gaajada ka baxbaan guntiga u xidhee ma hadaan galay geerash keedii”WQ: Axmed Aw Salawaad Email: Ahmedesa@hotmail.com

  Ku sinaan tani iyo intii xukuumaddan Madaxweyne Axmed Siilaanyo Tala qabatay    sicir barark wuu ku mataanaysnaa  , la kawsaday lana koray Oo  laxaadsaday.  Wuxuu ka bilaabmay halka Dollar 7000kun… Read more »

ROOBKA’ MAYEEDHAANKA AAN LA CABNO! Qalinkii : Ahmed Ali Kaahin, Qaybtii : 1aad

Maxaan ka baranay abaarta miAbaarta Maxaa keenay v  Duu’duub ahaan, Du’nuubta Aadamaha. v  Sida ku cad (Aa’yada Suurada Ruum 40, baalka 408) Dhul, iyo bariba, waxa kasoo butaacay xumaantii ay faleen, gacmaha… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.