Daily Archives: 8:26 am

Erdogan oo ku guuleystay afti awooddiisa lagu kordhinayay

Hargeysa(Waaheen) Xisbiga madaxweyne Erdogan ayaa ku guuleystay aftidii ka dhacday dalka Turkiga oo waxaa ay heleen 51.37% halka garabka mucaaradka iyaguna ay heleen boqolkiiba 48.63 guud ahaan codadkii la dhiibtay,… Read more »

Daawo: Wasiirka Duulista iyo Hawda ee Somaliland oo sheegay in Shirkada Turkish Air ay Somaliland Dulimadyo ka bilaabidoonto

“Ganacsadaha Maxamed Jabuutaawi Maalgashiga Qiimaha badan Ee Uu Laascaanood ka Sameeyey Ee ah in Cadceeda koronto Laga dhaliyo Mashruucaas Aad Ayaanu ugu Hambalyeynaynaa” Wasiirka Madaxtooyada JSL

Laascaanood()Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi iyo wefti oo horkacayey oo ka socda Xukuumadda Somaliland ayaa maanta xadhiga ka jaray Mashruuca Cadceeda laga dhalinayo koronto oo laga hirgaliyey… Read more »

Wasiirrada Arrimaha dibadda iyo Qorshaynta Somaliland Oo Ka Qaybgalay Munaasabad Loogu Mahadcelinayey Maamulka Jaamacadda Hargeysa

Hargeysa (Waaheen) – Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Mudane, Dr. Sacad Cali Shire, wasiirka Qorshaynta Qaranka iyo horumarinta Mudane Maxamed Ibraahim Aadan (Qabyo-tire) iyo wasiir ku… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.