Daily Archives: 8:35 am

muus

Guddoomiyaha XISBIGA MIDNIMADA IYO HORUMARKA JSL EE KULMIYE oo magacaabay guddida Fulinta gobolka Awdal

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa magacaabay guddidafulinta Heer gobol ee Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Awdal, waxaanu qoraal uu soo saaray u dhignaa Sidan:- Ujeeddo: Magacaabista Guddida Fulinta xisbiga… Read more »

maxamud

“Waxaanu Maanta Halkan xadhiga ka Jarnay Dhismayaal Ay Xukuumadda Somaliland Ka Samaysay Degmada Kalabaydh Ee Gobolka Sool” Wasiirka Madaxtooyada JSL

“Waxaanu Maanta Halkan xadhiga ka Jarnay Dhismayaal Ay Xukuumadda Somaliland Ka Samaysay Degmada Kalabaydh Ee Gobolka Sool” Wasiirka Madaxtooyada JSL Kalabaydh(Waaheen)Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa xadhiga… Read more »

laascaanood

Xukuumadda Somaliland Oo Shaacisay In saacadaha Soo Socda Ay Go’aamo adag ka Soo Saarayso Colaada Ka Socota Gobolka Sool ee u Dhaxaysa Beelaha Qayaad iyo Ba’harrarsame.

“Caqli iyo xikmad Aad idinku Leedihiin Kuma kala Joogtaan ee Waxaa Ku kala Joogtaan Awoodda Dawladda Somaliland.” Wasiir Maxamuud Xaashi Laascaanood (Waaheen) Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.