Daily Archives: 9:01 am

Maamulka Golaha deegaanka Berbera Oo Iibiyey Dhul Dan-guud ah

Berbera(Waaheen) Maamulka Golaha deegaanka ee degmada Berbera ayaa la sheegay in ay adduun xoogan ku fasaxeen dhul dan-guud ahaa oo ka caagan in cid gaar ahi yeelato kaasi oo dheegga… Read more »

Wasiirka Maaliyada Oo Deeq Raashin Ah Geysay Deeganada Ay Ka Soo Jeedo Ee Waqooyiga Hargeysa

Hargeysa (Waaheen):- Wasiirka wasaarada maaliyada Somaliland Samsam Cabdi Aadan oo ay wehelinayaan maayarka caasimada Hargeysa iyo agaasimaha samo falka madaxtooyada ayaa waxaa ay deeq raashin ah gaadhsiiyen deeganka ay dhamaantood ka… Read more »

Ciidamo Mareykan Ah Oo La Geeyey Magaalada Moqdisho

Moqdisho (Waaheen) Ciidamo Mareykkan ah ayaa waxaa la geeyey magaalada Moqdisho ee xarunta dalka Somaliya , sida ay sheegeen saraakiil Mareykan ahi .   Ciidamadan ayaa waxaa ay Moqdisho u yimadeen… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.