Daily Archives: 10:04 am

komishanka

Kulan laba Geesood ah oo Madaxtooyada ku dhex maray Madaxweyne Siilaanyo iyo Komishanka Doorashooyinka iyo arrimo Xaasasi ah oo ay isla soo qaadeen

Waxay ka wadahaleen arrimaha Doorashooyinka, kaadhadh bixinta iyo Musdanbeedka komishanka loo sameynayo   Hargeysa (Waaheen) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Komishanka Doorashoyinka Somaliland ayaa kulan gaar ah… Read more »

ddd

Xildhibaan Golaha Guurtida ah oo Madaxweyne Siilaanyo ku eedeyey in uu ku fashilmay wax ka qabasho la’aanta Sicir-bararka

“Madaxweyne  Degreetadii iyo Go’aanadii aad ka soo saartay  sicir-bararka  way  uga sii dareen”Xildhibaan Dayib   Hargeysa(Waaheen) Xildhibaan Dayib Xasan Axmed oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida ee Somaliland oo… Read more »

sac

Hogaankii Ururka Al-saadicuun Bil-xaq ee Somaliland oo Ciidanka Boolisku Xidheen

Kooxdani waxay khatar ku yihiin Nabadgelyada Shacabka Somaliland ciidankuna talaabo ayey ka qaadeen Hargeysa(Waaheen) Xukumada Somaliland ayaa sheegtay in ay xabsiga u taxaabtay saddex xubnood oo ay sheegtay in ay… Read more »

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socday Dalka SWEDEN

Hargeysa(Waaheen) Madaxwayneku-xigeenka Somaliland, Mudane. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa shalay xafiiskiisa ku qaabilay wafti Swedeish ah oo dalka u yimi inay soo indha-indheeyaan xaqiiqda dhabta ah ee  ka jirta Jamhuuriyadda… Read more »

guduudo-carwo (2)

Dawlada Hoose oo Cagaf cagaf Galisay Gurigii ay Hargeysa ka Deganayd Fanaanada Guduudo Carwo

Hargeysa(Waaheen) Maayirka caasimadda Hargeysa Md.Cabdiraxmaan Caydiid Cabdillaahi (Soltelko) ayaa shalay  aroornimaddii hore cagaf-cagafyo waaweyn ku dumiyey guryo la sheegay in waddo laga horbanaynayo, guryahaasi qaybo ka mid ah dawlada hoose… Read more »

150920134651_somaliland_berbera_640x360_bbc_nocredit

“Waxa na loo Sheegay in Wakhtiga Bisha Ramadaan Ka Horreysa La Fasaxaayo Dhoofkii Xoolaha ” Wasiiru-dawlaha Xanaanada Xoolaha

Hargeysa(Waaheen) Wasiiru dowlaha wassaaradda Xanaanada Xoolaha Somaliland, Cabdirashiid Maxamuud (Riyaraac), oo wareysi gaar ah siinayey laanta afka Soomaaliga ah ee BBC-da ayaa sheegey in dhakhaatirtii Sucuudiyaanka ahayd ee hawlaha indho-indheytna… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.