Daily Archives: 6:22 pm

Madal Lagu Soo Bandhigay Bilawga Barnaamij Hor Leh Oo Ardayda Waxtar U Leh

“Sanadkan Imtixaanku waxaa uu ku koobnaanayaa kalaaska afraad ee Dugsiga sare iyo fasalka 8-aad” Guddoomiyaha Imtixaanaadka Qaranka   Hargeysa(Waaheen) – Munaasibad lagu daah-furayay Barnaamij Taxanne ah oo lagu tayaynayo Waxbarashadda… Read more »

Xisbi Waddani oo Kulan Lagu Dhiiri-gelinaayo Nabadda La Qaatay Odey Dhameedyada Ka Soo Jeeda Beelaha Deegaanka Ceel-afweyn

Hargeysa(Waaheen) Hoggaanka xisbiga WADDANI, ayaa shalay kulan lagu dhiiri-gelinaayo sii xoojinta nabad waarta oo ka dhex-dhalata beelaha walaalaha ah ee wada dega deegaanka degmada Ceel-afweyn ee mudada dheer ay u… Read more »

Masuulyiin Ka Tirsan Xisbiga Waddani Iyo Saxafiyiin Ka Hawl Gala Hargeysa Oo Ciidamada Booliska Somaliland Xabsiga Dhigeen

Hargeysa(Waaheen) Waxa goor dhaweyd afaafka hore ee hudheelka marwada koowaad ee Madaxwaynaha Somaliland Marwo Aamina Waris ka bilaabmey mudaharaad xoogga,halkaasi oo ay marwadu ka dhisanayso Hotel casri ah. Waxaana mudaharaadkan… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.