Daily Archives: 4:37 pm

far

Madaxweyne farmaajo oo Imaaradka u tagay Arrinta Saldhiga Milatari ee Berbera

Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha dawladda Somaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa la filayaa inuu maanta dalka Imaaraadka Carabta ku tago martiqaad rasmi ah oo ay dawladaasi u soo dirtay. Mr. Farmaajo, ayaa wuxuu… Read more »

she

Guddoomiyaha Wanaag Farista Oo Sharaxay Urur Diimeed Lagaga Dhawaaqay Dalal Somaliland Ku Jirto

Hargeysa(Waaheen)-Guddoomiyaha gudida wanaag farista iyo xumaan reebista Sheekh Cabdiraxmaan Maxamed Cabdalle, ayaa ka sheekeeyay firqadii diimeed ee dhawaan lagaga dhawaaqay Somaliland kuwaas oo uu ku tilmaamay inay yihiin Takfiir. Firqadan … Read more »

Faratoon

Wasiirka Daakhiliga Oo Dawladda Somaliya Uga Digay Arrimaha Somaliland

Hargeysa(Waaheen)wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Somaliland Prof: Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa jawaab adag ka bixiyey mooshinka ka dhanka ah Saldhiga milatari ee ay Barlamaanka Somaliya wadaan, waxaanu uga digay… Read more »

xil

Xildhibaan Guurti Ah Oo Ka Digay In Mus-danbeed Loo Sameeyo Guddiga Doorashada

Hargeysa (Waaheen)-Xildhibaan Maxamed Wali Warsame Cali, oo ka tirsan ayaa ka hadlay shuban biyoodka ka dilaacay deegaano ka tirsan Somaliland, gaar ahaan Deegaanada Buuhoodle ilaa Widh-widh, ee dadka qaar u… Read more »

Maamulka Kastamka Magaalada Balli-gubadle Oo Dhinac iskaga leexiyey Eedo loo Jeediyey

Bali-gubadle(Waaheen)Maamulaha kastamka Magaalada Balli-gubadle  Cabdi Jaamac Cali ayaa waxba kama jiraan ku Tilamaamay  eedo ay u soo jeediyeen Qaar ka mida wakiilada u qaabilsan ganacsatada jaadka ka Cashuurata kastamka magaalada… Read more »

Maamulka Kastamka Magaalada Balli-gubadle Oo Dhinac iskaga leexiyey Eedo loo Jeediyey

Bali-gubadle(Waaheen)Maamulaha kastamka Magaalada Balli-gubadle  Cabdi Jaamac Cali ayaa waxba kama jiraan ku Tilamaamay  eedo ay u soo jeediyeen Qaar ka mida wakiilada u qaabilsan ganacsatada jaadka ka Cashuurata kastamka magaalada… Read more »

news

Somaliland oo xeebaheeda ku qabatay Markab Jabuuti Hub ugu soo rartay Somaliya

Berbera(Waaheen) ciidanka Ilaaladda xeebaha Somaliland ayaa lagu soo waramayaa inay gacanta ku dhigeen Markab Hub u siday Somaliya oo ka soo kicitimay dalka Jabuuti. Illaa hada war sugan lagama hayo… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.