Daily Archives: 9:14 am

Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex oo Col-doon ku xukuntay laba sano oo xadhig ah

Hargeysa(Waaheen) Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex Dalmar oo manta guddominayey fadhigii maxkamadda ee Dacwadda Col-doon ayaa manta go’aan ka soo saaray Dacwadaasi. Guddoomiye Dalmar waxa uu sheegay in saddexdii qoddob ee… Read more »

Somaliland oo luminaysa Mashruuca dhismaha wadooyinka ee hay’adda GIZ oo Lacagta ku jirtaa tahay $10,000

Hargeysa(Waaheen) Somaliland ayaa u muuqata inay luminayso mashruuc hay’adda GIZ u hayso dhismaha wadooynka, kaasoo la hadal hayo inaanay illaa hadda hay’adda wadooyinka Somaliland ka faa’iidaysan, halka saddex mashruuc oo… Read more »

Wasiir Cukuse oo shir Caafimaadka ah kaga qayb galay UGANDA iyo Dhakhaatiir Sucuudiyaan ah oo Somaliland u yimi Caafimaadin qabka Xoolaha

Hargeysa(Waaheen) wasiirka wasaaradda Xanaanada Xoolaha Somaliland C/laahi Maxamed Daahir Cukuse iyo saraakiil wasaaraddiisa ah ayaa dalka UGANDA kaga qayb galay shir lagagaga hadlayey caafimaadka Xoolaha Somalida, kaasoo ay ka soo… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.