Daily Archives: 4:22 pm

Baar Tuunisiya ku Yaal oo isku Dhex daray Aadaanka Salaada iyo Muusik oo la Xidhay

Baar ku yaalla Tunisiya ayaa albaabada loo laabay ka dib markii la arkay muuqaal muujinaya aadaan loo daaray dad qoob ka ciyaar dheelaya, sida ay saraakiishu sheegeen. Muuqaalkan oo laga… Read more »

Maraykanka: Dacwad ooge Shaqada lagaga eryey markay diidday in eedaysaneyaal dil lagu xukumo

Badhasaabka gobolka Florida ayaa dacwad ooge ka wareejiyey gal dacwadeedyada 21 kiis oo dil ah, ka dib markii ay dacwad oogahaasi sheegtay in aanay dalban doonin in lagu xukumo dil… Read more »

Safiirka Waddanka Denmark Oo Soo Gaadhay Magaalada Hargaysa Iyo Wasiir Sacad Oo faah-faahiyay

Kulan Dib-U-Eegis Looggu Sameynaayey Barnaamijka Ololaha Doorashada Madaxtooyada Ee Waddani Oo Maanta Lagu Soo Gebo-Gabeeyey Hargeysa

Hargeysa(wAAHEEN):- Kulan dib-u-eegis looggu sameynaayey barnaamijka olalaha doorashada Madaxtooyada Somaliland ee Xisbiga WADDANI oo muddo lix cisho ah ka socday magaalada Hargeysa isla mar ahaantaana ay ka qeyb-qaadanayeen khabiiro siyaasaddeed… Read more »

Qodobada Ay Ku Heshiiyeen Dp World Iyo Maamulka Puntland + Farqiga U Dhaxeeya Kii Ay Hore Dp World Ula Gashey Somaliland

Dubai (Waaheen):- Maamul Gobaleedka Puntland ayaa waxaa ay shirkada maamusha dekada ee Dp World la saxeexatey heshiis ku saabsan sidii shirkadaasi loogu wareejin lahaa maamulka dekada Puntland Saxeexa heshiiskan ayaa… Read more »

Wasiir Sacad Cali Shire oo Si Kulul Uga Hadlay Mooshin ka Dhan ah Saldhiga Milatari ee Berbera oo la Horkeenay Barlamaanka Somaliya

“Arrinta Saldhiga Milatari ee Berbera ee ay ka Hadlayaan waa mid aan iyaga khusayn, waxaan odhan lahaa, Xaafadii, xaafad waxay ugu Wareegtaa waa xasarad”Dr. Sacad “Dawlada waxaanu ugu Baqaynaa in… Read more »

Wasaarada Qorshaynta oo Baabuur land Cruiser ah ku wareejisay SOLJA

“Waxaan idinkula dardaarmayaa in baabuurkaasi  noqdo mid loogu shaqeeyo Suxufiyiina Somaliland” Wasiir Qabyo tire   Hargeysa  (Waaheen)  Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa shalay Baabuur Laangurusal ah ka gudoomay  Wasiirka… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.