Daily Archives: 8:49 pm

Koox Hubaysan Oo Afduubay Gaadhi Ay Leedahay Shirkada Somtel

Widh-widh(Waaheen) Koox Hubaysan Oo Ku Sugan Deegaanka Widhwidh Oo Ka Mida Gobolka Bohoodle Ayaa Maalintii Shalay Ahayd  Ku Afduubtay Deegaankaasi Gaadhi Ay Leedahay Shirkada Isgaadhsinta Casriga Ee Somtel Oo Waday… Read more »

Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo Maxkamada la horkeenay

Hargeysa(Waaheen) Waxa maanta si rasmi ah uga furantay Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ee Hargeysa dacwaddii Suxufi Cabdimaalik Muuse Coldoon oo muddo ku dhow laba bilood ku xidhan jeelka wayn ee magaalada… Read more »

Barakacayaal Lagu soo Dhaweeyey Gobolka Awdal

Boorama (Waaheen) Todobaadkii u dambeeyay waxa gobolka Awdal soo gaadhay dad aad u tiro badan oo ay xoolahii ka dhamaadeen ama wata xoolo ay abaartu wax yeeshay kuwaas oo ka… Read more »

Bacaha oo Saylac laga soo Dejiyo iyo Go’aankii Madaxweynaha oo aan la fulin

Hargeysa (Waaheen) Madaxwayne Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo Ayaa 14 /4/ 2015 ayaa degreeto uu kumad muucayo ka ganacsiga bacaha ka soo saaray Balse go’aankaasi uu madaxwaynuhu soo saaray ayaa maalmihii digreetadu ay… Read more »

Roobabkii Guga Oo Ka Curtey Gobalka Togdheer

Burco (Waaheen) Wararka aanu ka helayno gobalka Togdheer ayaa waxaa ay sheegayaan in roobabkii Guga ay ka curteen Deegaano Hoos Yimaada Gobolka Togdheer.   Deeganada uu raabku ka da,ay galabta ayaa… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.