Daily Archives: 7:30 pm

Berbera-city

Madaarka Berbera oo Berri Si rasmi ah loogu wareejinayo Emaaraat-ka

Hargeysa(Waaheen) Wafti ka socda Dawlada Imaaraadka Carabta oo uu Hogaaminayo Wasiirka Duulista ee Imaaraadka Cabtu ayaa Berri Soo gaadhi doonaa Madaarka Berbera, dhanka kale waxa galabta ka ambabaxay Magaalada Hargeysa… Read more »

wasiirka

Daawo: Wasiirka Macdanta Oo Maanta Golaha Wakiilada Hor Keenay Qabyo Qoraalka Saddex Xeer Oo Lagu Maamuli Doono Shidaal Badhiista Dalka

cii

Madaxweyne Siilanyo Oo Maanta Khudbad Ka Yar Daqiiqad Badhkeed U Jeediyey Ciidamada Booliska Somaliland

ciidanka

Daawo: Madaxweyne Siilanyo Oo Soo Kormeeray Xarunta Taliska Booliska Somaliland Gadiid Badana Ku Wareejiyey

Hargeysa (Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa waxaa uu maanta kormeer ku tagtay xarunta taliska ciidanka Booliska Somaliland oo dhismaha xarun cusub oo loo dhisaayo ay ka socoto…. Read more »

maxkamad

Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Amar Ka Soo Saartey Dacwad Uu Xisbiga UCID Dhawaan U Gudbiye

Hargeysa(Waaheen) Maxkamada sare ee Somaliland ayaa waxaa ay amar ka soo saartey dacwad uu dhawaan xisbiga UCID u gudbiyey oo ku saabsaneed xildhibaano ka soo baxay UCID oo dhawaan ku… Read more »

ciro90

DAAWO: Cabdiraxmaan Cirro Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Si Weyn Sweden Loogu Soo Dhaweeyay

Siilaanyo 70

Madaxwayne Siilaanyo Oo La Saadaalinaayo Inuu Samaynayo Isku Shaandhayntiisii U Dambaysay Iyo Su’aalaha Ay Shacabku Iska Waydiinayaan.

Hargeysa(Waaheen)-Maalmihii u dambeeyay waxa soo baxayay warar sheegaya in madaxweyne Siilaanyo samayn doono isku shaandhayntiisii u dambaysay oo culus, taas oo saamayn doonta masuuliyiin badan. Wararkan oo ay qaar ka… Read more »

sh

Muuse Biixi Oo Rajo Xumo Ka Muujiyey In Xisbiga Kulmiye Kaalinta Koowaad Kaga Soo Baxo Gobalada Maroodi-Jeex Iyo Togdheer Wakhtiga Doorashada

Hargeysa (Waaheen):- Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muj Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu niyad xumo ka muujiyey in xisbiga Kulmiye kaalmaha koowaad kaga soo baxo labada gobol ee dadka ugu badani… Read more »

17499012_412365089120086_507293208201847915_n

Ex Wasiir Nuur Faarax Oo Saaka Ku Geeriyoodey Magaalada Moqdisho

Waxa magaalada Muqdisho goor dhaweyd ku geeriyoodey alleh ha u naxariistee wasiirkii hore ee dekadaha dalka Somaliya Nuur Faarax Xirsi Warfaa . Muddane Nuur Faarax ayaa waxaa uu maalmihii ugu… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.