Monthly Archives: April 2017

Ururka Daacish oo Mar kale la Wareegay Deegaano Hoos Taga Puntland

Ciidamada Puntland ayaa isaga baxay deegaankaas, waxaana markiiba la wareegay Kooxda Daacish Hargeysa(Waaheen)  Ururka Daacish ayaa mar kale gacanta ku dhigtay deegaan ka mid ah deegaanada uu ka arrimiyo maamulka… Read more »

Komishanka Doorashooyinka Oo Ka Hadlay Mus-dambeedka Loo Samaynayo Iyo Xidhiidhka Ka Dhaxeeya Hay’addaha Ay Wada Shaqeeyaan.

“Komishanku waa hay’adda ugu saraysa ee u qaabilsan dalka inay Qabto doorashada, Waxaanu ku dhisanahay Xeerar, Xeerarkaas Sharciga ah Nina Kama Sareeyo.”Cabdiqaadir Iiman  Hargeysa(Waaheen) Guddida Doorashooyinka Soomaaliland ayaa markii ugu… Read more »

Wasiirka Madaxtooyada Oo Sharaxaad Ka Bixiyey Kulan Ay Weftigii Xukuumaddu La Yeesheen Guddida Nabadgalyada Gobolka Sool

 “Kulan Daaran Dardargalin iyo Dardaaran Oo ayaanu Maanta La yeelanay Guddida Nabadgalyada Gobolka Sool.”  Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland   Laascaanood(Waaheen) Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi oo hoggaaminaya… Read more »

Xisbiga WADDANI oo Hargeysa Ku Yeeshay Kulan Hawleed Lagaga Hadlaayey Ololaha Doorashada Madaxtooyada ee Xisbigaasi

Hargeysa(Waaheen):-Kulan hawleed uu xisbiga WADDANI ku falan-qeynaayey siyaabaha kala duwan ee fariimaha iyo barnaamij siyaasaddeedka xisbigaasi loo gaadhsiin karo guud ahaan shacabka Somaliland iyo weli ba sida oo kale u… Read more »

Maxaa Ka Dhalankara Baadhitaanka Dawlada UK, ee Deeqaha iyo Gar-Gaarka Aadanimo ee Somaliland? Jaamac Hilaac

Waxaa muuqata qorshe (Plan) ay xukuumada UK (the Great Britain) ay ku doonayso inay baadhitaano ku samayso sida loo maamulay /maamulo deeqaha iyo gar-gaarka aadanimo ee kale ee ay siiso… Read more »

Erdogan oo ku guuleystay afti awooddiisa lagu kordhinayay

Hargeysa(Waaheen) Xisbiga madaxweyne Erdogan ayaa ku guuleystay aftidii ka dhacday dalka Turkiga oo waxaa ay heleen 51.37% halka garabka mucaaradka iyaguna ay heleen boqolkiiba 48.63 guud ahaan codadkii la dhiibtay,… Read more »

Daawo: Wasiirka Duulista iyo Hawda ee Somaliland oo sheegay in Shirkada Turkish Air ay Somaliland Dulimadyo ka bilaabidoonto

“Ganacsadaha Maxamed Jabuutaawi Maalgashiga Qiimaha badan Ee Uu Laascaanood ka Sameeyey Ee ah in Cadceeda koronto Laga dhaliyo Mashruucaas Aad Ayaanu ugu Hambalyeynaynaa” Wasiirka Madaxtooyada JSL

Laascaanood()Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi iyo wefti oo horkacayey oo ka socda Xukuumadda Somaliland ayaa maanta xadhiga ka jaray Mashruuca Cadceeda laga dhalinayo koronto oo laga hirgaliyey… Read more »

Wasiirrada Arrimaha dibadda iyo Qorshaynta Somaliland Oo Ka Qaybgalay Munaasabad Loogu Mahadcelinayey Maamulka Jaamacadda Hargeysa

Hargeysa (Waaheen) – Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Mudane, Dr. Sacad Cali Shire, wasiirka Qorshaynta Qaranka iyo horumarinta Mudane Maxamed Ibraahim Aadan (Qabyo-tire) iyo wasiir ku… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.