Monthly Archives: April 2017

Gabadh Maydka Aabahed oo 12 Sanno uu Guriga uu u yaalo

Gobolka Toraja ee jasiiradda Sulawesi ee dalka Indonesia dadka dhintay waxay qayb ka yihiin nolol maalmeedka caadiga ah. Gurigan alwaaxa ka samaysan ee aysan oolin alaabadu ee dhawrka sawir ka… Read more »

Saddex Qof oo caddaan ah oo isir nacayb loogu dilay Maraykanka

Saddex nin oo caddaan ah ayaa la dilay mid kalana dhaawac ayaa soo gaadhay ka dib markii uu nin madaw ahi rasaas ku furay iyaga oo ku sugan magaalada Fresno… Read more »

Xisbiyada Mucaaridka ee UCID Iyo WADDANI oo Xukumada Silaanyo ku eedeyey in ay Bixin karilaadahay Kharashkii lagu qabban lahaa Doorashada Madaxtooyada

“Maanta waxay ahayd in komishanka doorashooyinku gacanta ku hayaan lacagtii doorashada, ilaa imika  lacagtii xukumadu balanqaaday lagama hayo” Xog-yaha Waddani “Walaac ugu weyn ee aanu qabnaa waa Xukumada oo aan… Read more »

Madaxweyne Ku-xigeenka Oo Madaxtooyadda Ku Qaabilay Aqoonyahan Dawladdu Waxbarasho Ugu Dirtay Dalka Itoobiya

  Kulanka Oo Daaranaa Sidii Ay Dalka Wax Uga Bedeli Lahaayeen Iyagoo Kaashanaya Aqoontooda  Hargeysa(Waaheen) Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland, Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay wehelinayaan, Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada,… Read more »

Xukumada Somaliland oo Joojisay in Dalka la keeno Beedka Digaaga iyo Liinta Macaanta

Hargeysa(Waaheen) Xukumada Somaliland ayaa  Mabnuucday in ay dalka soo galaan Beedka Digaaga , Hilibka Digaaga iyo Liinta macaanta dalka dibadiisa  laga keeno, sidaasi waxa uu ku sheegay  Wasiirudawlaha Wasaarada Ganacsiga… Read more »

Ganacsatada Borama oo Maalintii labbaad Mudahaarado dhigaya

Ciidanka Booliska oo la tacaayala joojinta Mudaharaadaasi Hargeysa(Waaheen) Magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal ayaa maalintii labbaad waxa ka soconaya Mudaharaado lagaga soo horjeedo dawlada hoose ee Magaaladaasi. Dadweynahan mudaharadayey… Read more »

Doollar Xalay Guday Oo Galbeed Tagay (Yurub) Baadi Goobay W/Q Cabdiraxmaan Cadami

Wakhti Casar ah si aan ku talo gal ahayn waxaan tagay suuqa ugu weyn ee lacagaha lagu kala iibsado ama lagu kala bedesho. Waxa indhahayga soo jiitay lacag cusub oo… Read more »

Waa Kuma Agaasimaha Cusub Ee Dalladda Heer Qaran Ee Ururrada Dhallinyarada Somaliland Ee SONYO?

Toddobaadkan Dalladda Heer qaran ee Ururrada Dhallinyarada Somaliland ee SONYO waxa loo qaatay agaasime cusub oo Fulineed kaasi oo baddali doona Agaasimihii hore ee dalladdaasi Mudane Siciid Maxamed Axmed. Kadib… Read more »

Wiil uu Dhalay Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro oo Kaalinta Koowaad Ka Galay Tartan Aqooneed Heer Caalami ah oo Ka Dhacay Dalka Kasakhistan

 Soo Dhaweyn Ballaadhan oo Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ay ugu Sameysay Hargeysa Hargeysa(Waaheen):-Ibraahim Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi oo ah wiil uu dhalay guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Md.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa kaalinta koowaad ka… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.