Monthly Archives: April 2017

Dhakaatiir Ka Socda Imaaraadka Carabta Iyo Kuwait Oo Dalka Soo Gaadhay Iyo Xukuumadda Somaliland Si Weyn U Soo Dhawaysay

Hargeysa(Waaheen) waxa maanta dalka soo gaadhay dhakhaatiir ka socday dalka Imaaraadka Carabta oo u yimid Somaliland inay ka fuliyaan hawlo caafimaad oo bilaash ah, iyagoo joogi doona dalka muddo lix-maalmood… Read more »

Dallada SSE oo Baaq Nabadeed u diraya muwaadiniinta ku dagaalamaya Gobolka Sool iyo Abaarta baahsan

    Taariikh:22/04/2017 Tixraac:  SSE/DK 060/22042017   Dallada SSE oo Baaq Nabadeed u diraya muwaadiniinta ku dagaalamaya Gobolka Sool iyo Abaarta baahsan ee waddankii ku habsatay   Ururka kulmiya jaaliyadaha Somaliland ee Yurub (SSE)… Read more »

XUKUUMADDA OO KU HAWLLAN QORSHE LAGU HAKINAYO DABBAAL-DEGYADII 18-KA MAY EE DALKA GUDIHIISA LAGU QABAN JIREY IYO SABABTA LOO CUSKADAY

Hargeysa:(Waaheen)-Xukuumadda Somaliland, ayaa ku hawllan qorsheyaal lagu hakinayo dabbaaldegyadii waaweynaa ee sanad walba maalinta xorriyadda ee 18-ka laga samayn jirey gobollada iyo degmooyinka waaweyn ee dalka, maadaama ay dalka ka… Read more »

CALI-GUREY OO SHARRAXAY IS-XULOFAYSI SIYAASADEED OO HORE UGU DHEXAYN JIREY QAAR KAMID AH BEELAHA REER SOMALILAND & MAGACYADA REERAHA IS-BAHAYSAN JIRE

Hargeysa:(Waaheenl)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf(cali-gurey) oo katirsan xisbul-xaakimka KULMIYE, ayaa si cilmiyeysan u sharraxay fikirka dadka qaarkii ka qabaan murrishixiinta mansabka madaxweynenimo dalka uga tartamaysa ee sheegaya inay magacyo reereed u… Read more »

Wasiirka Maaliyada ee Somaliland oo Booqatay Labareeriga ee Berbera

XOGHAYAHA GUUD EE XISBIGA WADDANI OO MADAXTOOYADA SOMALILAND KU EEDEEYEY XADHIGA MASUULIYIIN WADDANI KA XIDHAN

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Baaqatay Shirka Tana Forum Ee Itoobiya Lagu Qabto Oo Ay Ku Kulmaan Madaxweynayaal

Hargeysa(Waaheen)-Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa ka baaqatay inay ka qayb gasho shirka ay ka qayb galaan madaxda qaaradda Afrika ee Tana Forum, kaas oo sannad kasta lagu qabto Itoobiya, doorkana lagu… Read more »

GUDIDA DIWAANGALINTA URURADA OO GO,AAN KA SOO SAAREY DACWAD UU XISBIGA UCID U GUBIYEY IYO XISBIGAAS OO GANAFKA KU DHUFTEY

Gudida diwaangalinta ururada siyaasiga ah ayaa waxaa ay go,aan ka soo saareen dacwad uu dhawaan xisbiga UCID u gibiyey taas oo ka dhan aheyd maayaro iyo xildhibaano dhawaan ku biiray… Read more »

Dumar reer Burindi ah oo Xaalad Adoonsi oo kale ah ay Sacuudiga ku Haysto

Dawladda Burundi ayaa soo daadguraynaysa 800 oo haween iyo gabdho isugu jira oo tahriib lagu geeyay Bariga Dhexe sanadkii hore, kuwaas oo qabta shaqooyin la mid ah adoonsi, sida ay… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.