Monthly Archives: April 2017

” Hadii Ay Xukuumadu Dagaal Ku Dhawaaqdey , Aniguna Dagaal Baanu Ku Dhawaaqney ..” Xisbiga Waddani

Masuulyiinta sar sare ee xisbiga Waddani ayaa waxaa ay si adag uga hadleen hadleen masuulyiin ka tirsan xisbigooda uu ay ciidamada Boolisku u geysteen  xadhig iyo jidh dil Siyaasi Cabdirisaaq… Read more »

Daawo Muuqaal:-Abwaan Maxamed Cismaan Askari Oo Gabay Ku Muujiyey Fadhiidnimada Saddexda Xisbi Qaran.

Hargeysa(Waaheen) Abwaan Maxamed Cismaan Askari oo ka mid ah Abwaanada Somaliland, ila markana Imika degen Waddanka Ingiiriska ayaa Gabay ka hadlay xaalada dalku marayo, isla markan waxa uu farriin u… Read more »

Wasaaaradda Hawlaha Guud oo Xalay ka Joojisay Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada oo Baloodhaystay Xarunta Waxbarashada Gobolka Hargeysa.

Dhismayaasha la joojiyey ayaan la garanayn sababta sharci darada loogu dhisayey, iyo waliba sida àanay dhismayaashaas uga war haynin Wasaradaha Hawlaha guud Hargeysa(Waaheen) Wasaaraddda hawlaha guud ayaa xalay saqdii dhexe… Read more »

Wasiirada Xukumada Siilaanyo oo aan Tagin Xafiisyadooda iyo Shacabkii oo la Cid u shaqeysa

Wasiirada Xukumada Siilaanyo oo aan Tagin Xafiisyadooda iyo Shacabkii oo la Cid u shaqeysa Qaar ka mid ah dadweynhaasi ka cabanayey Masuuliyiinta wasaaradahaasi ayaa noo sheegay in loo diiday in… Read more »

Roobab ka Da’ay Sool, Sanaag iyo Awdal

Hargeysa(Waaheen)  Roob lagu qabowsaday ayaa  ka da’ay qaybo ka mid ah gobolada Sool, Sanaag iyo Awdal. Roobkan Gu’ga ee shalay ka da’ay goboladaas ayaan geysan wax khasaaro ah, waxaana la… Read more »

Xisbiga Waddani oo Wafti ka Socda Midawga Yurub kala Hadlay Abaaraha, Doorashooyinka iyo Masuuliyiinta iyo Suxufiyiinta Xidhan

Waftigii ka socday Midawga Yurub ayaa sheegay in dhammaan arrimaha xisbiga waddani uu u soo bandhigay ay wax ka qabbandoonan Hargeysa(Waaheen) Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ee Waddani ahna musharaxa Madaxweynaha Cabdiraxman… Read more »

“Hadii Beentaadu Badato, Runtaada Danbe la aaminimaayo, Dhawr jeer ayeynu Nidhi Doorashadu wakhtigeeda ayey ku Dhacaysa” Faysal Cali Waraabe

Hargeysa(Waaheen) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee Waddani Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Beesha caalamka warwar weyn ay ka qabaan in doorashadu mar kale dib u dhacdo. Gudoomiye Faysal waxa kale… Read more »

Wasaaradda Maaliyada Oo Heshiis La Gashay Hay’add Kala Shaqayn-doonta Dakhli Ururinta Iyo Dhaqan-gelinta Miisaaniyada

shirkadan cusub ee aanu heshiiska la saxeexanayno wuxuu naga taageeri-doonaa oo khuburo ka socda shirkadan waxay noqonaysaa inay la shaqeeyaan   Hargeysa  (Waaheen) Wasiirka maaliyada Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan… Read more »

Guddoomiyaha KULMIYE oo Dhaliilo u Jeediyey Xisbiga Waddani

Boorama (Waaheen)- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbal-xaakimka Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa jawaab cad ka bixiyey hadallo deelqaaf ku ah curfiga siyaasadda iyo dhaqanno diinta iyo… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.