Monthly Archives: April 2017

ucid

Masuuliyiin Mar Kale Iska Casilay Xisbiga UCID

Hargeysa(Waaheen) Masuuliyiin xilal sar sare ka hayey xisbiga UCID ayaa mar kale shalay shaaca ka qaaday inay gabi ahaanba iska casilay xilkii iyo xubinimadii ay ka hayeen xisbiga UCID. Waxaana… Read more »

mataa

Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Wadani oo Musharaxiinta Saddexda Xisbi ku Eedeeyey inaanay lahayn Barnaamijyo lagu kala Doorto

“illaa iyo hada hanaanka ay xisbiyaddu u socdaan ma hufna. Amba xisbi baan ka mid ahay musharaxiin kaliya ayaa meesha cararaya.” C/rashiid Xasan Mataan Borama(Waaheen) C/rashiid Xasan Mataan oo ah… Read more »

shiine

Badhasaabka Gobolka Awdal iyo Maayarka Borama oo Komishanka iyo Xukuumadda Dhexe ugu baaqay xaaladda Kaadh-bixinta oo Gobolka Awdal I dib loo Eego

Borama(Waaheen) Badhasaabka Gobolka Awdal Mustafe Cabdi Ciise Shiine iyo Maayarka Borama Maxamed Xuseen Maydhane ayaa si isku mid ah uga digay inay xaalad Nabadgelyo darro oo ay sababto kaadh-bixinta Cod-bixixyayaasha… Read more »

siilaan

Madaxweynaha Siilaanyo oo Hanti Dhawrka, Xeer Ilaalinta Iyo Komishanka Maamul wanaaga Amray dabagalka, xakamaynta lunsiga iyo ku tagrifalka hantida qaranka Muddada Kala-guurka ah ee Doorashada

“Sida aad la socotaan, waxaan ahay Mas’uul caan ku ahaa cimrigii, maamul wanaag iyo nacaybka xatooyada xoolaha ummadda. qarankan hoggaaminayey, waxaan xooga saaray sidii loo dhisi lahaa qaran ka bad… Read more »

madaxtooyadda

Somaliland Presidency: Dinner speech by the president Siilaanyo with medical team from the United Arab Emirates to Somaliland

Ministers, honorable guests, brothers and sisters, ladies and gentlemen, Assalaamu Calaykum and good evening On behalf of my government and people, I would like to welcome the medical team from… Read more »

xildhibaan

“Komishanka waxaad moodaa inay dhagaha ka furaysanayaan baaqayaga hase yeeshee dadweynaha ayaa dhagahooda furi doona.” Xildhibaan Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle

Borama(Waaheen) Xildhibaan Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiiladda ee Gobolka Awdal ayaa Komishanka ugu baaqay inay wax ka qabtaan ciladaha ka yimi kaadh qaybinta Gobolka… Read more »

dheere

Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Komishanka Doorashooyinka ku Eedeeyey inay khaladaad badan ka sameeyeen Kaadh-bixinta Gobolka Awdal

“waxaanay arrimahani keenayaan siyaasiyan iyo nabad gelyo ahaanba halis.” Wasiirka Waxbarashada Borama(Waaheen) Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland C/laahi Ibraahim Habane (C/laahi Dheere)  ayaa Komishanka Doorashooyinka Qaranka ku Eedeeyey maamul xumo la… Read more »

5

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Maqaaxida Baraada ee Berbera Kala Shaaheeyey Boqolaal Ka Mid ah Dadweynaha Ku Dhaqan Magaaladdaasi

Hargeysa(Waaheen) Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa maqaaxida Baraada ee ku taala badhtamaha magaalada Berbera kala shaaheeyey boqolaal ka mid ah dadweynaha ku dhaqan magaaladdaasi…. Read more »

somali_1024x576

BBC Oo Bedeshay Kelmadii “La Baxday” Ee Ay Somaliland U Isticmaali Jirtay

Hay’adda BBC world service ayaa bedeshay magacii ay hore ugu yeedhi jirtay Somaliland ee ahayd “Jamhuuriyadda la baxday Somaliland”, waxaana la go’aamiyay magac cusub oo ka soo baxay waaxda Tifaftirka… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.