Daily Archives: 7:44 pm

abaar

Dad gaadhaya 30 ruux oo haraad iyo gaajo ugu geeriyooday deegaanno hoostaga Jubbaland

     Wasiir ku-xigeenka wasaarada arimaha gudaha islamarkaana ah guddoomiyaha gudiga abaaraha dowlad gobolleedka Jubbaland Cabdiraxmaan Maxamed Xassan ayaa warbaahinta u sheegay in dad gaaraya 30 ruux u geeriyoodeen abaarta… Read more »

maxamed kaahin

Daawo: Kulmiye oo Khilaaf qarka u saaran

Hargeysa (Waaheen):- Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa waxaa uu qarka u saaran yahay in mar labaad uu qaraxii ugu weynaa ka dhex dilaac isla markaana uu sameyn ku yeesho… Read more »

MAQAAL1

MIYAANEY KAAF IYO KALA DHEERI AHAYN SOMALILAND IYO DALALKA LA JAARKA AHI DHANKA SHUCUUBTA IYO DAWLADNIMADA?

  Shacabka dalalka Somaliland la jaarka ahi, gaar ahaan Itoobiya iyo Jabuuti waxa ay aad u rabaan oo ay u jeel qabaan in ay helaan dawladnimada Somaliland ee dimuqraadinimo dhaaftay…. Read more »

Maqaal

Adduunyada maanta in ka badan 1,000 saldhig ayaa ka jira

Adduunyada maanta in ka badan 1,000 saldhig ayaa ka jira oo ku kala yaal 165 waddan. Wali ma arag meel golayaal qaran inta la horkeeno la leeyahay noo ansixiya. Xukuumadduhu… Read more »

Article_sawiir

HUNGURI WADKII MA ARKO

Siyaad bare wuu diiday inuu bacaadkii shalan bood lacag loogu bedelo wuxuuna u arkaayay markaa uu diidaayay inay tahay khiyaano qaran . Ragii ka danbeeyay saw barrigii iyo badiiba ma… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.