Daily Archives: 5:35 pm

Wadahadalkii kiraynta Madaarka Berbera oo is-faham waa ka dhex taagan yahay gudaha Weftigii Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland hogaaminayey

Dubai(Waaheen) Ilo wareed xog ogaal ah ayaa sheegaya in muddo laba cisho ah wadahadalkii Heshiiska Madaarka Berbera ay dib u dhigeen labada dhinac ee Somaliland iyo Imaaraad-ka kadib markii weftiga… Read more »

Shirkadda Telesom oo $500,000, oo Doolar saaka Suuqa galisay si ay Sarrif bararka hoos ugu dhigto

Hargeysa(Waaheen) Maamulka Shirkadda Telesom ayaa manta si rasmi ah wasiirka Maaliyadda Somaliland uga aqbalay codsi ay usoo qadintay oo ay kaga dalbatay inay Suuqa galiyaan Lacag Doolar ah si uu… Read more »

Gobolka Salal Oo Noqday Hormuudka Gobolada Galbeed Iyo Mashaariic Horumarineed Oo Laga Fuliyay..

Tan Iyo Intii Madaxweynuhu U Magaacaabay Gudoomiyaha Dr Ahmed Nasir Ayaa Waxa Gobolka Laga Dareemayay Dar Dar Xoog Leh Iyo Mashaariic Badan Oo Laga Fuliyay Qaarna Ay Socdaan . Gobolkan… Read more »

Xukuumadda Somaliland oo ganacsato Carbeed ku wareejinaysa Qalabkii shirkadda PRIME ee shismaha

Hargeysa(Waaheen) Xukuumadda Somaliland ayaa ku wareejinaysa ganacsato Carbeed qalab ay lahayd shirkadda PRIME oo uu wakiil Somaliland uga ahaa muwaadin Xamaado oo ay dhawaan Maxkamadda Somaliland xukun ka soo saartay… Read more »

Xukuumadda Somaliland oo $100,000 ku bixisay go’aamadda ka soo baxay Fanaaniinta Xidigaha Geeska?

Warar la isla dhex marayo magaaladda hargeysa ayaa sheegaya go’aamadii xidigaha Geesku kaga caydhiyeen xidigaha Geeska Fanaaniin caan ah, iyo waliba ku soo laabashada hogaanka Xidigaha ee Abwaan Laab-salaax, inay… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.