Daily Archives: 4:16 pm

sweden

Jaaliyada Reer Somaliland ee SWEDEN oo ku Mudahaaraday Saldhiga Milatari ee Imaaradka Berbera laga siiyey

kooxda

Kooxda Fanaaniinta Xidigaha Geeska oo Afka ciida u Daray Kooxda Saxafiyiinta Somaliland

Waxaa ciyaar aad u xiiso badan ay galabta garoonka kubada cagta  ee Hargeysa Stadium ku dhex maray kooxda fanaaniinta ah ee Xidigaha Geeska iyo saxaafada Somaliland. Ujeedka loo qabtey ciyaartan… Read more »

asas

Madaxweynaha Somaliland oo isku Shaandhaynaya Xukumadiisa

Isku shaandhayntan  ayaa saameyndoonta wasiiradda,  Agaasimayaasha, Gudoomiyaasha Hay’addaha dawladda iyo Badhasaabada Gobolada     Hargeysa(Waaheen) Ilo Wareedyo Wargeyska Waaheen helay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Somaliland  Axmed Maxamed Maxamuud (Axmed Siilaanyo)… Read more »

TALIYE

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashey Sixiroolayaasha Dadka Afduubanaya Ee Ku Soo Badanaya Somaliland

<iframe width=”560″ height=”315″ src=”https://www.youtube.com/embed/CSexgCljFYU” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>

caydiid(3)

Xuseen Axmed Caydiid Luuqad Sharci Bulshadda Somaliland Ugu Sharaxay Dhibaatadda Laga Dhaxlayo Saldhiga Millatari.

XXXAAA

“Shalay Daalinkan Riiday Dalbaabu Xukumayee, Qaar daaqii xoolaha Dakadiyo Madaarkii iyo dawladnimadii, sariifta ka daba Yimid” Xog-hayaha Difaaca Waddani

Hargeysa(Waaheen)Xog-hayaha Gaashandhiga ee Xisbiga Mucaaridka ee WADDANI  Khadar Budle ayaa  hanjabadii ugu cusleed u diray xukuumada gaar ahaan wasiirul dawlaha wasaarada arimaha gudaha oo xisbiga Waddani ka hor istaagey shir… Read more »

IMG_3A09A3-C33884-358964-CACE91-29249B-7C1EB5

Wasiiru-dawlaha Xanaanada Xoolaha oo Map Qaranimadda Somaliland Nusqaan ku ahaa oo Qaramada Midoobay soo Bandhigtay dib uga ururiyey shir Hargeysa ka dhacay

  Map-ku waxa uu Dhul Somaliland leedahay hoos gaynayey Somaliya   Hargeysa(Waaheen) Wasiiru-dawlaha wasaaradda Xanaanada Xoolaha Somaliland Cabdirashiid Maxamuud Riyo Raac ayaa shir lagaga hadlayey siyaasadda Dhulka oo ay ka… Read more »

Capture

Ma dhab baa in hay’adda Shaqaalaha Dawladdu hakisay kala xulista shirkaddihii soo dalbaday Mashruucii Tobanka Milyan ee Doolar ahaa ee Horumarinta shaqaalaha Dawladda?

Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ayaa dhawaan soo bandhigtay in lacag Toban Milyan oo Doolar ah oo wax lagaga qabanayo horumarinta masharaaiicda loogu Deeqay, taasoo wax weyn ka tari doonta dibu-habayntooda. Lacagtan… Read more »

wado

Wasaaradda Maaliyadda oo Xawaaladaha u Diiday inay ka Qabato Cashuur Sanadeedkii Liisamadooda Sarrifka

Waxay kaga dhabaysay go’aankii Golaha Wasiiradda ee Ruqsad kala noqoshada Sarriflayaasha Hargeysa(Waaheen) Wasaaradda Maaliyadda ayaa sadexdii cisho ee ugu danbeeyey kulamo la lahayd  sarriflayaasha waaweyn ee leh Xawaaladaha kuwaas oo… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.