Daily Archives: 5:52 pm

Daawo Muuqaal:-Culimadda Somaliland Oo Si Adag Uga hadlay Xeerka Bangiyada Oo Jidaynaya Ribo.

Maareeyaha Ku Magacaaban Dekadda Berbera oo Sheegay in ay Xaliyeen Cabashadii Shaqaalaha Dekadda Berbera

Madaxweynaha oo xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Arrimaha Dibadda Britain

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaaajo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xog-hayaha Arrimaha Dibadda dowladda Britain Mudane Boris Johnson oo maanta booqasho gaaban ku soo gaaraay magaalada Muqdisho…. Read more »

Fanaaniinta Xidigaha Geeska Oo Kooxdoodii Ka Saaray Afar Fanaan

Hargeysa(Waaheen) Fanaatiina xidigaha Geeska oo ah koox faneed ka dhisan magaalada Hargeysa ayaa kulan ku yeeshen Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa. Fanaaniinta xidigaha geesku waxaa ay sheegen in kooxdaasi ay… Read more »

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland iyo Wafti uu hogaaminayo oo saaka u baxay Saxeexida Saldhiga Milatari ee Berbera ee Imaradka laga kireyey

Hargeysa(Waaheen) Wafti balaadhan oo uu Hogaaminayo Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxman Saylici ayaa Saaka ka dhoofay Madaarka Cigaal ee Magaalada Hargeysa. Ujeeda Waftigaasi ayaa lagu sheegay in ay tahay sidii… Read more »

Daawo: Shilkii Degitaankii Markabkii Titanic 1912

<iframe width=”560″ height=”315″ src=”https://www.youtube.com/embed/K6ZleMXi1q0″ frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>

Somaliland: Shoodhe Af-Weyne in lagu Riyoodaa ma Dambibaa?

  Calanka astaanta u ahaa xasuuqa reer Somaliland ha u heesina hadii la yidhi ma dayrkii Makaa la gubay? Shoodhe Af-Weyne siduu ugu riyoodaa qof reer Somaliland ahii? Miyaanu aheyn… Read more »

Abwaan Maxamed Galaydh Oo Maanso Cajiib ah kaga qayb qatay Maansadii u Bilabay Abwaan Weedhsame

Daawo: RIWAAYAD CAJIIB AH OO LAGA METELAY QISADII ASMA CODAY

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.