Daily Archives: 7:00 am

Shaqaalaha Dekedda Berbera oo shaqo joojintii wada maalintii Afraad iyo Xukuumadda oo maanta Qasriga Madaxtooyadda kula hadlaysa Guddi xalay laga soo dhex xulay Shaqaalaha

Guddida ayaa xalay saqdii Dhexe laga soo qaaday Berbera, waxaana loo soo qaaday Qasriga Madaxtooyadda Berbera(Waaheen) Ilo wareed rasmi ah ayaa Waaheen u xaqiijiyey inay Xukuumadda Somaliland wadahadal la furayso… Read more »

Khilaaf ka dhex Aloosan Xukuumadda iyo Baanka Dhexe

Xukuumadda oo soo daabacaysa Lacag Cusub Hargeysa(Waaheen) Warar isa soo taraya oo ka dhashay Sicir bararka waxba laga qaban kari la’yahay ee cirka isku sii shareeraya ayaa u dhaxeeya Xukuumadda… Read more »

Wasaaradda Arrimaha Dawladda oo Huteeladda ku amartay in aan lagu qaban Karin shirar Lidi ku ah Amaanka iyo Horumarka Dalka ka socda

Hargeysa(Waaheen) Wasiiru-dawlaha wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa Digreeto uu soo saaray shalay ku mamnuucay in Huteeladda Dalka lagu qabto shirar lidi ku ah Amaanka iyo wax uu… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.