Daily Archives: 7:24 pm

Afar Carruur ah oo Shubin ugu dhintay deegaanka Kulaal ee gobolka Sanaag

Sagaal kale oo loola cararay cisbitaalaada Ceerigaabo iyo Laascaanood. Xudun(Waaheen) Afar Carruur ah ayaa lagu soo waramayaa inay xanuunka Jadeecadda ugu dhinteen deegaanka Kulaal oo u dhaw degmadda Xudun. Carruurtan… Read more »

maxamud xaashi

Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland oo Hadhimo sharafeed ku Qaabilay Odayaasha iyo Wax-garadka laba beelood oo dhawaan ku Diriray Deegaanka Ceel-afweyn

“ Mudanayaal dhibaatada Deegaanka Ceel-afweyn ka dhacday annnagu dawladd ahaan aadbaanu ugu damqaynaynay.” Wasiir Xaashi Hargeysa (Waaheen )  Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa hadhimo sharafeed ku qaabilay odayaasha iyo wax-garadka laba… Read more »

kulmiyeq111

Guddoomiyaha KULMIYE iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Socdaal ugu Baxay Dalka Kenya

Hargeysa (Waaheen ) – Guddoomiyaha xisbal-xaakimka haya talada Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa socdaal shaqo ugu… Read more »

uurcade

Xisbiga WADANI oo canbaareeyey Mooshinka Baarlamaanka Somaliya kaga hadlayaan Saldhiga Milatari ee Berbera

Hargeysa(Waaheen) Xisbiga WADANI ayaa caawa canbaareeyey Mooshin ay ku sheegeen Baarlamaanka Somaliya inay kaga doodayaan saldhiga Milatari ee ay Xukuumadda Somaliland ay ka kiraysay Imaaraat-ka Carabta. Xoghayaha Guud ee Xisbiga… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.