Daily Archives: 4:38 pm

Madaxweyne Siilaanyo iyo Saylici oo isku khilaafay Safarka Imaaaraadka

Hargeysa(Waaheen) Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa la sheegay inay xaalay kulan qasriga madaxtooyadda ku wada yeesheen ku-xigeenkiisa C/raxmaan Saylici, kaasoo ujeedadiisu ahayd cabashooyin is-biirsaday oo uu Saylici hor dhigay… Read more »

Somaliland oo Lacag cusub soo Daabacday, xillii sarrifkii Doolarku cirka isku sii shareerayo

  Lacag ka badan Laba milyan oo Doolar oo lagula tacaali lahaa qiimaha Doolarka oo lagu soo daabacayo lacagta cusub Hargeysa(Waaheen) Xukuumadda Somaliland ayaa dhawaan dalka keeni doonta Shilling Somaliland… Read more »

Madaxweyne Siilaanyo oo wasiirka Arrimaha Dibeda ka joojiyey safar koox wasiiro ah ku tagayso Dalka Imaaraadka

Waxa weftiga oo Heshiiska Madaarka u tagaya uu raaciyey Wasiiry-dawlaha Arrimaha Dibeda Hargeysa(Waaheen) wefti wasiiro ah oo u ambabixi lahaa Dalka Imaaraadka oo loo xayiray Imaansha madaxweyne Siilaanyo ayaa labada… Read more »

Mudaharaad rabshado wata oo ka socda Berbera

Hargeysa(Waaheen) Mudaharaad rabshado wata ayaa saaka ka bilaabmay magaalo xeebeeda Berbera, kaasoo xaraaradiisu mar ba mar ka ka danbaysa sii xoogaysanayso. Mudaharaadkan ayaa ka dhashay markii uu saaka maasuulka DP-world… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.