Daily Archives: 5:15 pm

Laba Maalmood oo aan Qaad la cunin ayaa wax u tari lahaa Dadka abaartu madhisay!

600 boqol oo kun oo Dollar ayaa qaad lagu cunaa Somaliland ,dadkiina abaar ayaa madhisay. daawo muuqaalkan oo diir nax dadkaaga.   Waaheen Media Group    

Baanka Berbera oo shaqadiisii hoos u dhacday, DP-WORLD oo Xisaab gaar ah ka furatay Xawaalad Madax banaan iyo Ethoipian Airline oo Isticmaasha Baanka Somaliland

Waxa Baanka Berbera imika loo Isticmaalaa uun lacago kooban oo ay Maaliyaddu dhigato Hargeysa(Waaheen) Baanka Berbera oo ahaan jiray Baanka ugu camiran Baananka Goboladda Somaliland ayey shaqadiisii hoos u dhacday,… Read more »

Shaqaalaha Dekedda oo lagu war-galiyey in aanay Rawaxin wakhti Qadada

Waxa lagu amray in Cunto laga jarayo Mushaharkooda loogu dhex samayn doono Dekedda Berbera(Waaheen) Maamula cusub ee la wareegay Dekedda Berbera ayaa awaamiir cusub ku soo rogay shaqaalaha Dekeddaasi, kuwaas… Read more »

Dayacii Abid Ugu xumaa oo la soo darsay Gaadiidka Dawladda

Bas Xeer ilaalintu lahayd oo ka mid noqday liiska Baabuurta ku Maqan Dayacaas Hargeysa(Waaheen) Baabuurta Dawladda oo ay masuul ka tahay wasaaradda Hawlaha Guud ayaa ku Luma Dayactir la’aanta la… Read more »

Wefti Wasiiro ah oo tagi lahaa Imaaraat-ka oo loo baajiyey Imaanshaha Madaxweyne Siilaanyo

Ma dhab baa in saylici ku Amray inaanay bixin Hargeysa(Waaheen) Wefti Wasiirro ah oo tagi lahaa toddobaadkii hore Dalka Imaaraat-ka ayaa la sheegaya in uubaajiyey Madaxweyne-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.