Daily Archives: 1:46 pm

garoonka

Maraykanka oo Boqol Somali ah u soo Tarxiilay Muqdisho

Muqdisho(Waaheen) Boqol qof oo Somali ah oo Maraykanka laga soo Tarxiilay ayaa maanta soo gaadhay magaaladda Muqdisho. Dadkan la soo Tarxiilay ayey diyaaradii siday saaka soo caga dhigatay garoonka muqdisho,… Read more »

sacad

STATEMENT BY SOMALILAND FOREIGN MINISTER ON REVISED U.S. EXECUTIVE ORDER INTENDED TO PREVENT THE ENTRY OF FOREIGN TERRORISTS

Dr. Saad Ali Shire, Minister of Foreign Affairs & International Cooperation, issued the following statement regarding the U.S. Government’s revised Executive Order intended to prevent the entry of foreign terrorists: “The… Read more »

qoraal

RIBADA ILAAHAY AYAA XARRIMAY Maxamed Axmed Faarax (Foud) foudfarah@yahoo.com

Caado iima aha inaan maqaalo ku soo qoro wargeysada. Laba maqaal oo hore ayaan jiray oo aan mid ku qoray Jamhuuriya: “Diinta Islaamka iyo Dastuurka Somaliland”. Waxaan ugu jawaabayey Wasiiradii… Read more »

shli

Dowladda Soomaaliya oo daabacaysa lacag cusub oo naqshad cusub leh

Lacagtan cusub waxay noqoneysaa middii ugu horeysay tan iyo markii ay burburtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya. Waxaa la sheegaa in Muddaddii burburka, dalka Soomaaliya la geliyay lacag been abuur ah… Read more »

Siciid-Maxamuud-Gahayr

2016-2017: Gu’yaalkii Beer-caddaadka Mise Biyo-ballaadhinta Hargeysa?

Gurigayagu waxa uu hal iyo badh kiiloo mitir dhanka bari ka xigaa faras-magaalaha Hargeysa. Weligay ma raacin gaadiidka dadweynaha (baska) waayo marka aan laamida istaago waxa ii muuqda gawaadhidii u… Read more »

siilaanyo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta ku soo laabtay Dalka ka dib safar uu ugu baxay 18-kii February dalka Uk, halkaas oo uu madaxweynuhu ku joogay fasaxisii sanadlaha ahaa

Hargeysa(Waaheen) Madaxweynuhu markii uu dalka ku soo laabtay waxa si balaadhan loogu soo dhaweeyey madaarka Egal International Airport, isagoo uga soo kicitimay dhinaca magaalada waxaana wadooyinka hareero tubnaa dadweyne ka mida… Read more »

trup

Gobollo kale oo ku biiray dacwadda lagu diidan yahay xayiraadda Trump

Seddax qobol ayaa taageeray dacwad uu gudbiyay maamulka gobolka Hawaii oo sharciga la tiigsaday go’aankii Donald Trump uu ku mamnuucay Muslimiinta lix dal. Donald Trump ayaa saxiixay amar uu lix… Read more »

siilaanyo

Madaxweyne Siilaanyo Oo Dalka Ku Soo laabtay + Ujeedada Safarkiisa

Hargeysa (Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtey ka dib safar shaqasi ah oo uu mudooyinkii danbe ugu maqnaa dalka dibadiisa . Madaxweynaha ayaa… Read more »

bora

Taliyaha Ciidanka Sirdoonka Gobalka Awdal oo isku dayey inuu Baajiyo Kulan uu Xisbiga wadani ku lahaa Hotel Rays

Borama (Waaheen)  Taliyaha ciidanka Sirdoonka gobalka Awdal Cabdirisaaq Diiriye Nuur iyo ciidamo uu wato oo dhar cad ah ayaa waxaa ay goor dhaweyd isku dayeen in ay hor istaagan kulan gaar… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.