Daily Archives: 6:56 pm

sucuu

Booliska Maleyshiya oo Ka Hortay Shirqool Loo Maleegaayay Boqorka Sacuudiga

Malaysia(Waaheen) Booliska Malaysia ayaa sheegay in ay fashiliyeen weerar qorshaysnaa oo ay mitidiin la tuhunsanyahay in ay Yemen ka yimaadeen qorshaynayeen in ay ku qaadaan boqorada Carbeed. Afar qof oo… Read more »

xuuto

Ururka Suxufiyiinta Somaliland oo Booliiska ugu baaqay inay sii daayaan Wariye ku xidhan Saylac

Hargeysa(Waaheen) Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa Booliiska ugu baaqay inay xorriyadiisa usoo celiyaan Wariye Cali Xajar oo ka hawl-gala Telefishanka STAR, kaasoo maalintii afraad u xidhan shirkadd Jabuuti u… Read more »

cali

Wasiir ku Xigeenka Maaliyadda oo Ka Hadlay Go’aankii ay Xukuumaddu ka soo Saartay Sicir Bararka

“shacabka Somaliland waxaan u sheegayaa in hawshaasu aanay joogsan oo aanu si wacan oo habsami leh u wadno” Cali Dhagoole Hargeysa (Waaheen)- Wasiir ku xigeenka wasaaradda maaliyadda Jamhuuriyadda Somaliland Cali… Read more »

taliyaha booliiska

Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Ka Hadley Hawlgal ay ku soo Qabteen Eedeysihii Dhaawacay Taliyihii Saldhiga Qudhac-dheer

Hargeysa (Waaheen)- Taliyaha ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland, sareeye guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa   shir jaraa’id oo uu xarunta taliska birmadka ku qabtay habeen hore , waxa uu ku sheegay in… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.