Daily Archives: 2:02 pm

mmuu

Guddoomiyaha KULMIYE oo soo Dhaweeyey Go’aanka Golaha Guurtida ee Muddo-kordhinta

Hargeysa (Waaheen )- Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo dhaweeyey go’aanka Golaha Guurtida Somaliland muddada ugu kordhiyeen Madaxweynaha iyo Madaxwey-ku-xigeenka… Read more »

kulmiye

Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo Xadhigga ka Jaray Xarunta Garabka Dhallinyarada xisbiga

Hargeysa (Waaheen)- Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashax Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa xadhiga ka jaray xarunta guud ee garrabka dhallinyarada heer qaran ee xisbiga ee… Read more »

xisbiyadda

Sadexda Xisbi Qaran oo siyaabo kala duwan uga hadlay go’aanka Golaha Guurtiddu muddo Kordhinaha ugu sameeyeen Golayaasha kala duwan

Hargeysa(Waaheen) Saddexa Xisbi qaran ayaa tafaasiil kala duwan kaga jawaabay go’aankii golaha Guurtiddu muddo kordhinaha ugu sameeyey Golayaasha kala ah Xukuumadda, Wakiiladda/Guurtidda iyo Dawladdaha Hoose, wallow ay soo dhaweynta muddada… Read more »

aadan

Gudoomiyaha Maxkadama Sare Somaliland oo kulamo Nariobi kula yeeshay Dublamaasiyiin iyo Hay’addo Caalami ah

Hargeysa(Waaheen) Waxa Dalka Kenya baryahanba ku joogay Safar shaqo Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee JSL isaga oo ka helay Casuumada Rasmi ah Gudoomiyii Hore Maxakmada Sare ee Dalka Kenya waxa kale… Read more »

guurtida

Golaha Guurtida Oo Muddo Kordhin u Sameeyey Xukuumada Siilaanyo

 Golaha Guurtida ayaa maanta fadhi degdega oo ay yeesheen muddo xileedka ugu kordhiyay Xukuumada somaliland,Golaha Wakiillada iyo Golayaasha Deegaanka waxaana ay go’aamiyeen doorashada Madaxtooyada Somaliland ay dhacdo 13/12/2017-ka, halka ay… Read more »

faysal-2

Daawo: Faysal Cali Waraabe ka soo horjeestay in markale dib loo dhigo Doorashada

gantaal

Woqooyiga Kuuriya oo gantaal cusub tijaabisay

Koonfur Kuuriya ayaa sheegtay in dalka Woqooyiga Kuuriya ganay gantaal aan noociisa la garanayn oo ku dhacay badda Japan Sea. Gantaalka waxa laga ganay gobolka Tongchang-ri oo ku dhaw xadka… Read more »

qor1

Umadduhu wixii dhibaato ama caqabad la kulanta waxa ay ka helaan laba faa’iido taas oo geedigooda ay u socdaan wax ka tarta

1. In ay fahmaan wixii ka qaloocday ee sababta u ahaa carqalada soo wajahday. 2. In ay cashar ka qaataan khaladkooda iyo xanuunka dhibta ay la kulmeen. Labadaas amuurood ayaa… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.