Daily Archives: 8:52 pm

Ha Iloobin Geerida !!

Waxaan ka qayb-galay Alle ha u naxariisto’e aaska 14 Jir Xaafidul Qur’aan ahayd oo Habeenkii Jimcuhu soo gelayey ILAAHAY oofsaday, ka dib Xanuun ay u jiiftay muddo laba Sannadood ku… Read more »

Culimada Somaliya oo ku baaqay 3 Cisho oo Soon ah Abaaraha Darteed

 Guddoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad, ayaa ku dhawaaqay Afar maalin oo Soon ah iyo hal maalin oo ah in umadda Soomaaliyeed ay oogan Salaad Roob doon ah,… Read more »

Daawo Muuqaal: Qadan Hoodo Oo Ka Hadashey Sababta Ay Ugu Biirtey Xisbiga Waddani

Hargeysa (Waaheen):- Waxaa Maanta si rasmi ah u shaacisay in ay ugu biirtey xisbiga Waddani Qadan Hoodo oo ka mid ah ganacsada ugu waa weyn dumarka Soomalida . Qadan Hoodo oo… Read more »

Jamaal Cali Xuseen oo Simay Arintii Faysal Dhexmartay iyo Minxiisadii ninka noqotay

Hargeysa(Waaheen)Jamaal Cali Xuseen oo ahaa Musharrixii hore ee jagada Madaxweynaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, balse wakhtigan ka tirsan Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye, ayaa dhacdooyin isku dhaw ku tilmaamay… Read more »

Boqaradda Dalka Spain Oo Magacowday Wasiir Lala Yaabay oo Caalamka ku cusub

Spain(Waaheen) Boqaradda dalka Spain ayaa magacowday Wasiirka Galmada oo hadda ka dib ka mid noqonaya xubnaha golaha wasiirada ee dalkaas.   Talaabada lagu magacaabay wasiirkan ayaa timid kaddib markii uu hoos… Read more »

Daawo: Shirkii Lagaga Hadlayey Isbadalka Cimilada oo soo xidhmay iyo Saylici oo ka qayb galay

Xoghayaha guud ee QM Antonio Guterres oo maanta tagaya dalka Kenya

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa lagu wadaa in uu maanta tago magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya. Ujeedada safarka xoghayaha guud ee QM ayaa lagu sheegay in… Read more »

Trump oo Obama ku edeeyay dhagesysiga teleefoonadiisa

Madaxweyne Trump ayaa ku edeeyay maamulkii Obama in uu dhagaystay wicitaannadiisa teleefoonka, waxyar ka hor markii uu ku guuleystay doorashadii madaxtinnimo ee sanadkii hore. Mr Trump oo fariin qoraal ah… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.