Daily Archives: 11:14 am

Maxaa Sabab u ah in Madaxweyne Siilaanyo Ingriiska kula kulmi waayo Dawlada Ingriiska

Hargeysa (Waaheen) – Labadii sannadood ee u dambeeyay waxa isa soo tarayay isbedel u muuqda mid aan u wanaagsanayn Somaliland oo ku soo kordhaya xidhiidhkii Somaliland iyo Ingiriiska. Ingiriiska ayaa… Read more »

Golaha Guurtida oo Gudi u saaray Muda kordhinta Xukuumada

Hargeysa (Waaheen) Fadhigii saaka ee mudanayaasha golaha guurtida Somaliland oo uu shir gudoominaayey gudoomiyaha golahaasi Saleeban Maxamuud Aadan ayaa waxaa xildhibaanada la soo hor dhigay muddo kordhinta loo sameynaayo xukuumada… Read more »

Afar Qof oo ku dhaawacantay weerar Bambaano oo lagu qaaday maxkamadda darajada 1-aad ee Boosaaso

Ugu yaraan afar qof oo shacab ah ayaa ku dhaawacmay Bam gacmeed maanta galinkii hore lagu tuuray dhismaha maxkamad-da darajada koowaad ee magaalada Bosaaso sida ay sheegeen dad goob-joogayaal ah…. Read more »

Shiinaha oo kordhinaya kharashka Milateriga

Shiinaha ayaa ku dhawaaqay inuu sare u qaadi doono 7% kharashka ku baxa milatarigiisa sannadkan. Caddadka rasmiga ah Axadda ayaa shaaca laga qaadi doonaa, marka baarlamaanka Shiinaha, golaha qaranka ee… Read more »

Daawo: Sababta aan loo Fahmin Farta ay dhakhaatiirtu qoraan

Guurtidda oo Guddi u saaraysa Muddo kordhinta Xukuumadda iyo Kalfadhigii 33aad ee Golaha Wakiiladda oo Furmaya maanta

Guddidu waxay ka soo Talo-bixin doonaan wakhtiga ku Haboon   Hargeysa(Waaheen) Aqalka sare ee Baarlamaanka Somaliland (Guurti) ayaa saaka guddi ka soo Talo-bixisa  u saari doona  wakthiga ku Hbaoon ee… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.